General Jidhif Oo Si Cilmiyaysan Uga Hadlay Khatarta Saldhiga Milatari Ee Imaaraadka Carabtu Doonayo
(SL.Post) Muj. Maxamed Xasan Cabdilaahi Oo Ahaa Halgamayaashii ururkii SNM isla markaana ah Khabiir ku takhakhusay dhinaca militariga ayaa ka hadlay bixinta saldhiga militari...
“Waa Fool-Xumo Weyn Somaliland Oo Dunida Kuwa Ugu Fiqiirsan Hoosteeda Ku Jirtaa Inay 70 Wasiir Yeelataa”
(SL.Post) -Professor Axmed Ismaaciil Samatar, oo ah macalin caan ah oo jaamacadeed, kana tirsan xisbiga KULMIYE, ayaa wax lala yaabo ku tilmaamay inay Somaliland...
Maxkamada Degmada Hargeysa Oo Xukun Ku Riday Dhalinyaro Ku Eedaysnayd Falal Ka Dhan Ah Diinta Islaamka
(SLPost) Guddoomiyaha Maxkamada degmada Hargeysa Cabdirashiid Maxamed Xirsi (Cabdirashiid Beergeel) oo u waramay Telefishanka RTN, ayaa ka warbixiyay xukuno lagu riday dhalinyaro lagu soo...
Madaxweyne Siilaanyo Oo Kormeeray Qaar Ka Mid Ah Wasaaradaha Dawladda (SAWIRRO)
Hargeysa(SL.Post) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo oo ay wehelinayaan Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyada, Xoghayaha gaarka ah ee Madaxweynaha, Taliyaha Ciidanka Booliska iyo Taliyaha...
Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Oo Soo Bandhigay Hannaanka Loo Kala Maarayn-karo Abaaraha Iyo Doorashada
(SL.Post) Guddoomiyaha KULMIYE, ahna murrashaxa jagada Madaxweynaha xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa sharraxay qaabka keliya ee loo kala furdaamin karo abaarta iyo doorashada....
Xisbiga KULMIYE Iyo Garabkii Jamaal Cali Xuseen Oo Ku Dhawaaqay Inay Si Ramsi Ah U Midoobeen (SAWIRO)
Hargeysa (SL.Post) Xisbiga KULMIYE iyo Garabkii xisbigii UCID ee uu hoggaaminayey Jamaal Cali Xuseen, ayaa shaaciyey heshiis ay ka gaadheen wadahadallo u socday oo...
Jamaal Cali Xuseen Oo Eedo U Jeediyay Faysal Cali Waraabe
(SL.Post) Aqoonyaha Jamaal Cali Xuseen, ayaa eedo u jeediyay Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe, waxaanu sheegay inuu dulmi siyaasadeed...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

