Monthly Archives: October, 2017

spot_imgspot_img

Warbixin arimaha dhaqaale ka hadlaysa oo uu ku baanay murashaxa xisbiga kulmiye md muse bixi cabdi

          Hargeisa-(SLpost)-Murashaxa KULMIYE oo soo Bandhigay Xogogaalnimada Dhaqan Dhaqaale ee Dalka ee uu Dheeryahay Murrashaxiinta Dhiggiisa ah ---------------------------------------------------------------------------- Hargeysa (Warbaahinta Xisbiga KULMIYE)- Guddoomiyaha KULMIYE, ahna murrashaxa madaxweynaha...

Daawo-siyaasi cabdirashiid Xasan Mataan oo duray murashax cirro

Hargeisa-(SomalilandPost)-cabdirashiid xasan mataan oo ka mid ah saraakiisha xisbiga muxaafidka ah ee kulmiye isla markana ka soo jeeda gobolka awdal ayaa duray dhiggooda cabdiraxman...

Waa Maxay Casharka  Shacabka Somaliland ka Baran Karaan Masiibada Dhimasho & Dhaawac ee  Soomaaliya? – Warbixin by Mohamud Walaaleeye 

Illaahay naxariistiisa jannada haka waraabiyo intii ku dhimatay, intii ku dhaawacantayna caafimaad degdeg ah ha siiyo, qaraxii iyo masiibadii ka dambaysay ee shalay ka...

Murrashaxa Madaxweynaha KULMIYE oo ka hadlay ololaha xisbiga iyo xogogaalnimada uu dheeryahay dhiggiisa

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha KULMIYE, ahna murrashaxa Madaxweynaha KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi oo warbaahinta kula hadlay Hargeysa maanta, waxa uu ka hadlay ololaha iyo...

Murrashaxa Madaxweynaha KULMIYE oo ka Digay in Ololaha Doorashada laga Dhigo Rabshado iyo Isku Dhacyo

Boorama (SLpost)- Guddoomiyaha KULMIYE, ahna murrashaxa jagada Madaxweynaha xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka digay in ololaha axsaabta siyaasadda ee loogu diyaargaroobayo doorashada...

“Reer WADDANI Ma Oga in Dagaaladii Sokeeye laga Heshiiyey” – Axmed Muumin Seed

Boorame (SLpost)- Siyaasi Axmed Muumin Seed oo ka mid ah masuuliyiinta sar-sare ee Xisbiga talada dalka haya, ayaa mar uu maanta khudbad ka jeediyey...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img