[Daawo-Muuqaal]:- Macluumaadka Dadka Ka Adeega Diyaaraduhu Ka Qariyaan Rakaabka Iyo Sababta Looga Qariyo
Hargeysa (SLpost):- adeegayaasha diyaaradahu waxay jecel yihiin inay kordhiyaan adeegyadaada mar kasta oo aad ixtiraam u muujiso iyaga, waxana suurogal ah inay cuntada oo kale...
Tababaraha kooxda Barcelona Luis Enrique oo sheegay inuu ka tagayo kooxda dhamaadka xili ciyaareedkan
Hargeysa(SLpost-ciyaaraha) Tababaraha kooxda wadankaasi spain ka dhisan ee barcelona luis enrique ayaa shaaciyey inuu ka tagi doona kooxda barcelona dhamaadka xili ciyaareedkan, waxaanu sidaa...
[Daawo Sawiro ]Laga Soo Qaadey Madaxweyne Siilanyo Oo Ku Sugan Magaalada London Kana Turjumaya Xaalada Uu Ku Sugan Yahay
London (SLpost):- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu habeenkii xalay ahaa bookhday suuqa weyn ee shopping centre ee Westfield shopping centre ee...
Nooca Uu Yahay Heshiish Ku Baxaya $ 60 Milyan Oo Ay Madaxweynihii Hore Ee Maraykanka Barack Obama Iyo Xaaskiisu La Galeen Shirkad
Washington (SLpost):- Madaxweynihii hore ee Maraykanka Barack Obama iyo Xaaskiisa Michelle Obama ayaa heshiis la galay shirkada daabacda buugaagta oo la yiraahdo Penguin Random House. Shirkadda...
Wasiirka Cafimaadka Jamhuuriyada Soomaliland Oo Soo Kormeeray Mashruuca Indhaha Oo 5 Kun Oo Qof Ka Faa”Idaysteen Si Bilaash Ah + Muqaal
Wasiirka Cafimaadka Jamhuuriyada Soomaliland Oo Soo Kormeeray Mashruuca Indhaha Oo 5 Kun Oo Qof Ka Faa”Idaysteen Si Bilaash Ah + Muqaal https://www.youtube.com/watch?v=f8W53vJLzuA
Daawo:Xukumada Siilanyo oo Shaacisay inay Laba Sarkaal oo ajaanib ah Shaqadoodii & Dalkaba ka eriday+Sababahay u cuskatay
Daawo:Xukumada Siilanyo oo Shaacisay inay Laba Sarkaal oo ajaanib ah Shaqadoodii & Dalkaba ka eriday?+Sababahay u cuskatay https://www.youtube.com/watch?v=o1lkeCFcYxY
Hal Qof Oo Gaajo Iyo Haraad Ugu Dhintey Deegano Ka Tirsan Gobalka Sool +[ Muuqaal]
Sool (SLpost):- Hal Qof ayaa waxaa uu gaajo iyo haraad ugu geeryoodey deeganka Cago Laaye oo ka tirsan gobalka Sool ee bariga Somaliland oo ayka...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

