Wasiirka Caafimaadka oo Furay Qaybo Cusub oo lagu soo kordhiyey Cusbitaalka Guud ee Hargeysa iyo Muhiimadda ay leeyihiin
Wasiirka wasaaradda caafimaadka ee JSL Dr Saleebaan Ciise Axmed Xaglo-Toosiye ayaa maanta xadhiga ka jaray qaybta caafimaadka Indhaha ee Cisbitaalka Guud ee hargaysa, taasoo...
Xukuumada Somaliland Oo Si Meeqaam Hoosaysa Uga Jawaabtay Hadalkii Safiirka Turkigu Uu kaga Hadlay Arimo Ku Saabsan Baasboorka Somaliland
Xukuumada Somaliland Oo Si Meeqaam Hoosaysa Uga Jawaabtay Hadalkii Safiirka Turkigu Ujooga Somalia oo shalay kaga Hadlay Arimo Ku Saabsan Baasboorka Somaliland iyo mawqifka...
Midka Mida Madax DHaqameedka Somaliland Oo Ka Hadlay Maal Gashiga Dekeda Baaqna u Diray Reer Saaxil+Arimo Kale
Suldaan Saleebaan Boqor Cismaan oo ka mida Madax DHaqameedka Somaliland oo Ka Hadlay Maal Gashiga Dekeda Baaqna u Diray Reer Saaxil https://www.youtube.com/watch?v=Vbmdr_HaGak
Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble Oo Luuqad adag Kula Hadlay Xukuumada Somaliland
Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble Oo Luuqad adag Kula Hadlay Xukuumada Somaliland faahfaahina ka bixiyay shirka Baxarasaafka iyo arimo kale oo uu taabtay https://www.youtube.com/watch?v=urIkqaelAz0
Wadanka Turkiga Oo Beeniyay Inay Aqoonsadeen Baasboorka Somaliland Sidoo kalena Cadeeyay Mawqifkooda Midnimada Soomaaliya
Muqdisho (SLPOST)=Safiirka wadanka turkiga ujooga magaalada muqdisho ayaa kulan saxaafadeed u ku qabtay xafiiskiisa waxa uu kaga hadlay siday dawladoodu uga hortagtay afganbigii fashilmay...
Badhasaabka Gobolka Togdheer Oo Booqday Xabaalo Wadareedyo Lugu Arkay Gudaha Magaalada Burco
Badhasaabka Gobolka Togdheer Oo Booqday Xabaalo Wadareedyo Lugu Arkay Gudaha Magaalada Burco https://www.youtube.com/watch?v=N0RPvYkQToU
Maamulka Nile-academy Oo Dawlada Somaliland Uga Mahadceliyay Mawqifka ay Iska Taagtay Inay Sii Joogaan Wadanka
Hargaisa (SLPOST)- Maamulaha guud ee dugsiga nile academy ,Cabdala Kook, oo maanta saxaafada kula hadlayay magaalada hargaysa ayaa uga mahad naqay dawlada somaliland ogolaanshaha...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

