HomeWadanka Turkiga Oo Beeniyay Inay Aqoonsadeen Baasboorka Somaliland Sidoo kalena Cadeeyay Mawqifkooda...

Wadanka Turkiga Oo Beeniyay Inay Aqoonsadeen Baasboorka Somaliland Sidoo kalena Cadeeyay Mawqifkooda Midnimada Soomaaliya

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Flag_of_Turkey.svgMuqdisho (SLPOST)=Safiirka wadanka turkiga ujooga  magaalada muqdisho ayaa kulan saxaafadeed u ku qabtay xafiiskiisa  waxa uu kaga hadlay siday dawladoodu uga hortagtay afganbigii fashilmay ee badhtamihii bishan ka dacay dalkaasi isagoo sheegay in falkaasi ay soo abaabulee koox argagiso ah oo magacooda layidhaahdo ‘Feto’ isagoo dawlada somaliyana uga mahad celiyay sidii ay u cambaareeyeen isku daygaas.

Dhankalena waxa uu safiirku waxba kama jiraan ku tilmaamay warkasoo baxay qunsulka turkiga ee magaalada hargaysa kaas oo ahaa in turkigu aqoonsaday baasboorka Somaliland sidoo kalena waxa uu cadeeyay in dalka turkigu ka shaqaynayo sidii uu u midaynlahaa Somalia iyo Somaliland waxaa hadalkiisii ka mid ahaa,safiir

MA AQOONSAN BAASBOORKOODA ,MANA AQOONSAN  SIDAAD LA SOCOTAAN WAXAAN WADNAA HESHIISKII SOMALIA IYO SOMALILAND ,ANAGA SOMALIYA HAL WAJI AYAAN ISKU FIIRINAA,WAXAAN KA SHAQAYNAYNAA IN SOMALIYA WANAAG SANAATO OO AY MID AHAATO.QUNSULIYADEENA HARGAYSA WAXA AY FIISAHA KU BIXISAA WARAAQ  BAASBOORNA LUGUMA QAATO.

 

Sikastaba ha ahaatee dawlada Turkiaga ayaa u tafaxadan sidii ay meel uga tuuri lahayd qadiyada qooni isu taaga Somaliland  oo ka dhalatay dhiigii maatada ee ay daadisay xukuumadii macangaga ahayd ee somaliya .

 

Sidaas oo ay tahay hadana madaxda somaliland waxa ay u bakhoolaan wadnkaasi iyagoo sheega inuu turkigu dhexdhexaadiya u yahay wadahadalada u dhexeeya Somaliland iyo somaliya lamana soo laabtaan wax natiijo ah marka laga reebo qodobo maaweelo ah oon wax macno ah u samaynayn qadiyada shacbigu leeyahay ee sanadkii shan iyo labaatanaad ay dhul sugayaan inay midho dhasho.

SOMALILANDPOST.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories