Madaxweynaha Iiraan Xasan Rawxaani Oo Sheegay Inuu Dalkiisa Bog Cusub U Furmay
Iiraan(SLpost)-Madaxwatnaha Iiran Xasan Rawxaani ayaa sheegay in dalkiisu uu furay bog cusub wuxuuna hadalkaasi jeediyay saacado uun kaddib markii cunaqabataynta laga qaday. Cunaqabateenada caalamiga ahaa...
Waddani oo Markale Wasaarada Arimaha Gudaha Ku Dhaliilay Gaabiska Diiwaangalinta
Xisbiga Waddani ayaa mar kale ku dhaliilay wasaarada arimaha gudaha in aanay qaadan kaalintii diiwaangalinta codbixiyayaasha ay ku lahayd. https://youtu.be/MwmK3p-XoW4
Sooraan,Jawaan iyo Faarax Murtiile Oo Filim Soo Wada Matalay
Burco(SLpost)-Halkan ka daawo xayaysiiska filim cusub oo ay soo wadaan Sooraan,Jawaan iyo faarax Murtiile kaas oo ku saabsan yaranta umulraaca. https://youtu.be/vVW14Rq8eOQ
Mandheera Oo lagu Dilay Haweenaydii Godka Ku Aastay Haweenayda Kale iyo Wiil Ay Dhashay
Mandheera(SLpost)-Xukuumada Somaliland ayaa dil qisaas ah ku filisay haweenaydii dhawaan godka ku xabaashay haweenayda kale iyo wiil ay dhashay. Sida oo kale waxa dilkan ku...
ILAAHAYOW ansixinta xeer RIBBO ma ogolaan doono noloshayda, ummadana waan u sheegay!
Salaanta islaamka ka dib, Ilaahay aayad qura’aanka waxuu inoogu sheegay “Waxaad tihiin ummadii ugu kheyrka badnayd (muslimiin)! “Waxaad is-fartaa kheyrka, waxaanad iska reebtaan xumaanta”....
Cashuur Kordhinta & Sicir Bararka
Waa Maxay Xidhiidhka Ka Dhexeeya Cashuur Korodhka Iyo Sicir Bararka.? Nin ganacsade Soomaali ah ayaa markii 2009kii hoos u dhaca dhaqaale ku bilowday reer Yurub...
Cali Sugulle Dun-carbeed: Dawankii Xornimada: Q.3aad- W/Q-Khadar Hayl
Webtii cawke anigoon ka kaban, welina dhiillaysan Anigoon wadnuhu ii garrayn, wahabna aan goynin Caawana ma weer baan xidhnahay, Cali intaan waayey Waddaniga abwaankii ahaa, waracii suugaanta Ma-waabtihii...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

