Daanyeero Iyo Dad Ku Dagaalmay Deegaanka Baki iyo Sababta Dagaalka Keentay
Hargeysa(SLpost)-Mudooyinkanba ayaa xaalad abareed waxa ay ka taagnayd deegaanada galbeedka Somaliland, taasi oo si aad ah u saameysay dadka iyo xoolaha. Magaalada Baki oo ka...
Sucuudiga oo Sheegay Inuu Ciidamo U Diraayo Suuriya Hadii Isbahaysigu uu Yeelo
Sucuudiga(SLpost)-Afhayeenka militariga Sucuudiga, Axmed Asiri waxa uu sheegay in dalkiisa uu diyaar u yahay inuu ciidamo dhulka ah geeyo Suuriya si ay ula dagaallamaan...
Daawo Sawiro:-Shilgaadhi Oo Ka Dhacay Hargeysa oo Sababay Dhimashada Hal Qof Iyo Dhaawaca Laba Qof Oo Kale
Hargeysa(SLpost)-Laba gaadhi oo noocoodu ahaa Gawaadhida loo yaqaano Iskaragooyinka ayaa isku galay Laamida halbawlaha ee Isku Xidha magaaloyinka Berbera iyo Hargeysa waxaana uu shilkani...
Daawo:-Wasiirka Duulista Iyo Hawada Somaliya Oo Faahfaahin Ka Bixiyay Diyaarada Daalo Waxii Ku Dhacay iyo Maydkii Diyaarada Ka Dhacay oo uu Xaqiijiyay
Muqdisho(SLpost)-Wasiirka duulista dawlada Somaliya ayaa xaqiijiyay halkii qof eediyaarada daalo ka dhacay kadib qaraxii kaas oo dhintay iyo sida oo kale laba qof oo...
Daawo:-Abwaan Afgudhiye Oo Uu Maayarka Borama Booqday Kuna Baaqay Inay Shacbigu Soo Taageeraan
Boorama(Slpost)-Abwaan afgudhiye ayaa ku xanuunsanaaya magaalada Boorama waxaana booqday maayarka degmadaas iyo dad kale oo uu ka mid yihiin fanaaniin, waxaanay ugu baaqeen shacabiga...
Daawo:-Maayarka Berbera oo ka Hadlay Waxyaabihii U Qabsoomay Iyo Waxyaabha Ay Haatan Shacbiga Ugu Hawlanyihiin
Berbera(Slpost)-Maayarka degmada Berbera ayaa daboolka ka qaaday waxyaabaha u qabsoomay iyo sida oo kale waxyaabaha haatan ay u qaban doonaan shacbiga degmadaas. https://youtu.be/PZBE9qA7wt8
Daawo:-Arday Markii Ugu Horaysay Jaamacada Hargeysa Ka Qalin Jabiyay Daawaynta Indhaha
Hargeysa(SLpost)-Waxa jaamacada Hargeysa ka qalinjabiyay arday markii ugu horaysay bartay daawaynta indha , ardaydan oo tiradoodu ay dhamayd lix ayaa loo qabtay xaflad kooban...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

