Yearly Archives: 2016

spot_imgspot_img

Haduu Furuhu Ku Daaliyay Hada Wada La Soo Saaray Gaadhi Bilaa Gure Lagu Wadaayo

Barcelona(Slpost):- Shirkada dalka Sweden laga leeyahay ee Volvo ayaa samaysay baabuur kuwa lagu raaxaysto ah oo aan fure u baahnayn, waxaana badalkii furaha loo...

Talo ku socota Madaxweyne Ahmed Siilaanyo 

Madaxweyne la taliyeyaal hodan baad ka tahay'e, bal hadaba aniguna hal dhaan wado aan rito. Markii aan arkay xaalada wadanku ku jiro, gaar ahaan...

Ganacsade Cabdiraxmaan Boore Oo Ka Hadlay Maxkamada Ingiriiska Ee Uu Kaga Adkaaday Dawlada Jabuuti

UK(SLpost)-Ganacsadaha reer jabuuti ee Cabdiraxmaan Boore oo uu maxkamada dalka Ingiriiska ka dacweeyay madaxweynaha jabuuti Ismaacil Cumar Geele ayaa ka guulaystay dawlada jabuuti, waxaana...

Kuuriyada Waqooyi Ayaa Golaha Amaanku uu Ku Soo Rogay Xayiraado Cusub, Waxaanay Kaga Jawaabtay Gantaalo

Hargeysa(Slpost)-Woqooyiga kuuriya ayaa dhowr gantaal oo kuwa riddada gaaban ah ku ridday xeebaheeda bari ee badda, arrintaasi oo u muuqata in ay uga jawaabeyso...

Ganacsade Cabdiraxmaan Boreh Oo Maxkamada Dalka Ingiriiska Kaga Adkaaday Dawlada Jabuuti

Uk(SLpost)-Maxkamad ku taal dalka Britain oo dhagaysanaysay dacwad u dhaxaysay dowladda Jabuuti iyo madaxii hore ee maamulka dakadaha iyo soonka xorta ah ee Djibouti,...

Taliyaha Ciidanka Somaliland Guutada Xaysimo Oo Kormeeray Deegaano Hoos Taga Tuko Raq

Sool(Slpost)-Taliyaha Ciidanka Somaliland Guutada Xaysimo Oo Kormeeray Deegaano Hoos Taga Tuko Raq, waxaan aciidamadu aya sheegeen in ay dalkooda dufaacayaan. https://youtu.be/1oMk36aoGoQ

Halkan Ka Daawo Dhismaha Laga Dhisay Deegaanka Bixin ee Xiisada Dhaliyey

Sool(Slpost)-halkan ka daawo muuqaal laga duubay dhismaha laga dhisay Bixin oo ka tirsan Somaliland, kaas oo ay dhisteen maamul gobaleedka Puntland, waxaana halkaas ka...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img