Madaxtooyada oo Ka hadashay Xidhiidhka ka Dhexeeya Heshiiska Dhaxal-wareejinta Dekedda Berbera iyo Ganacsade Ina Boorre
Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyada Somaliland Md Maxamuud Xaashi Cabdi, ayaa ka hadlay heshiiska maal-geshiga Dekedda Berbera ee xukuumadda madaxweyne Siilaanyo dalka Imaaraadka kula...
Isbeddel lagu sameeyey Hoggaanka Maamul ee Kooxda Fannaaniinta Xiddigaha Geeska
HARGEYSA (SLpost)- Kooxda ka caanka gayiga Afrika ee ugu horeysa somalida xaga fanka oo ah kooxda xidigaha geeska ayaa goordhawayd kalfadhigoodii ku doortey hogaan...
Xisbiga UCID oo dhiirri-geliyey Ka-Qayb-galka Diiwaangelinta iyo Xuska 18-ka May
Hargeysa (SLpost)- Masuuliyiin ka tirsan Xisbiga mucaaridka ah ee UCID oo maanta warbaahinta kula hadlay magaalada Hargeysa, ayaa soo dhiirriyey ka qaybgalka dadweynaha ee...
Xaddiga Lacagta ku baxaysa Ballaadhinta Dekedda Berbera oo lagu soo bandhigay Shirka Golaha Wasiirada Somaliland iyo Qodobbo lagu faaqiday
Hargeysa (SLpost)- Shirka Golaha Wasiirrada Somaliland oo todobaad kasta maalinta Khamiista ku qabsooma Xarunta madaxtooyada, ayaa maanta lagu faaqiday qodobbo ay ka mid yihiin...
Cali Xoor-xoor Muxuu Ka Yidhi Doorka Ganacsade Boore Uu Ku Leeyahay Heshiiska Dubai?
Hargeysa, (SLpost)- Maareeyaha dekeda Berbera Cali Cumar Xoor-xoor ayaa ka hadlay nooca heshiiska ay xukuumadda Somaliland lasoo gashay dawladda Imaaraatka Carabta ee la xidhiidha...
Shirkadda Facebook Oo Iska Difaacday Eedo La Xidhiidha Inaanay Baahinin Qoraallada Siyaasaddaha Muxaafidka Ah
New York, (SLpost)- Shirkadda Facebook ayaa iska difaacday eedo loo soo jeediyay oo la xidhiidha inay qariso qoraallada taageersan siyaasaddaha muxaafidka ah. Warbixin uu daabacay...
Itoobiya Oo Soo Badbaadisay 19 Oo Ka Mid Ah 100 Carruur Ah Oo Qawmiyad Reer Koonfur Suudaan Ahi Ay Af-duubteen
Addis Ababa, (SLpost)- Dadka af-duubkaas gaystay oo ka mid ah qawmiyadda Murle ayaa weeraray xadka galbeed ee Itoobiya bishii hore, waxayna gaysteen dhibaato baaxad...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

