HomeCali Xoor-xoor Muxuu Ka Yidhi Doorka Ganacsade Boore Uu Ku Leeyahay Heshiiska...

Cali Xoor-xoor Muxuu Ka Yidhi Doorka Ganacsade Boore Uu Ku Leeyahay Heshiiska Dubai?

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa, (SLpost)- Maareeyaha dekeda Berbera Cali Cumar Xoor-xoor ayaa ka hadlay nooca heshiiska ay xukuumadda Somaliland lasoo gashay dawladda Imaaraatka Carabta ee la xidhiidha dekeda Berbera.

Cali Xoor-xoor waxa uu meesha ka saaray inuu ganacsade Cabdiraxmaan Boore door ku leeyahay heshiiska Somaliland Imaaraatka Carabta.

Mareeyaha dekeda Berbera oo arrimahaas ka hadlaya waxa uu yidhi. “Toban sannadood oo aanu raadinaynay cid maal-gelisa oo horumarisa dekeda Berbera waa qoladii ugu dhaweyd, waxaananu doonaynaa 20 laabkeed inay soo saarto inta ay maanta soo saarto. Sidoo kale waxaanu doonaynaa faa’iidada ay soo saarto 30 laabkeed inay soo saarto, waxaanu doonaynaa inaanu meeqaam sare gaadhsiino dekeda Berbera oo ay noqoto meel ay geeska Afrika oodhami ka dukaamaysato.

“Heshiiskana waa heshiis hordhac ah, qodobo badan oo muhiimana waanu isla gaadhnay, heshiiskii waynaana wuu hadhsan yahay.”

  • Heshiiska waxa ka mid ah marka uu sidaa u dhaco waxay bilaabayaa dhismaha deked cusub.
  • Waxa ka mid ah in guud ahaan labada dekedood la wada yeesho oo la wada maamulo, Somaliland-na dhaqaalaha ugu wanaagsan ay ka qaadato.

Heshiiskan weli lama saxeexin, laakiin marka heshiiska si rasmi ah loo saxeexo wuxuu noqon karaa sannado badan, waayo heshiisyada noocani waa heshiisyo waaweyn.”

Waxa kale heshiiska ku jira dhisitaanka wadada ama mashruuca Berbera Corridor,  oo ah wado dhererkeedu ka badan yahay 300 oo kiiloo mitir.”

Cali Xoor-xoor ayaa sidoo kale meesha ka saaray inuu door ku leeyahay heshiiskaa ganacsadaha reer Jabuuti ee Cabdiraxmaan Boore, waxaanu yidhi. “Anagu Dubai Port baanu heshiis lasoo galnay ama aanu lagalaynaa oo aanu la wadnaa Cabdiraxmaan Boore meel heshiis lagula galay iyo meel dawladda kula shiray anigu ma ogi”

 

Hargeisa Office

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories