Monthly Archives: March, 2016

spot_imgspot_img

Raysalwasaaraha Itoobiya Oo Raaligalin Ka Bixiyay Arin Dhawaan Dhacay

Itoobiya(Slpost)-Ra'iisal wasaaraha Itoobiya, Hailemariam Desalegn, ayaa raali galiyay iska hor imaad dhexmaray ciidamada ammaanka iyo dadka Oromada, laakiin wuxuu ku eedeeyay danbiga kooxo ka...

Daawo:-Cirro Oo Si Quruxbadan Ugu Hadlay Toogashadii Faysal Ugu Hanjabay

Berbera(Slpost)-Guddoomiye Cirro ayaa ka hadlay hanjabaadii Faysal Cali Waraabe ee toogashada ahay waxaanu tas ku tilmaamay goolaaftan siyaasadeed, wakhti ay ka wada qaybgaleen maanta...

Turkiga Oo Xasan Sheekh Ka Saxeexday Saldhig Uu Ka Samaysanayo Gacanka Cadmeed Iyo Danaha Uu Ka Leeyahay

Muqdisho (Slpost)- Wakaaladda warbaahinta madaxabannaan (Independent Press Agency) ee dalka Ciraaq oo magaceeda loo soo gaabiyo IPA ayaa warbixin ay horraantii toddobaadkan ku baahisay...

Daawo:-Buuhoodle Oo Saansaan Colaadeed Isku Rogtay Kadib Markii Ciidamada Qaranku ku Ruqaansadeen iyo Hubkay Kooxda Khaatumo Soo Bandhigtay

Buuhoodle(Slpost)-Ciidamada Somaliland ayaa ku ruqaansaday deegaanada Buuhoodle iyo wadooyinka soo gala waxaan magaaladaas haatan alga dareemayaa saansaan colaadeed iyo ciidan urursi, sida oo kale...

Daawo:-Khudbadii uu Ka Jeediyay Muuse Biixi Furitaanka Diiwaangalintii Gobalka Saaxil

Hargeysa(Slpost)-Muuse biixi oo ah musharaxa xisbiga talada dalka haya ee Kulmiye Muuse Biixi Cabdi ayaa khudbad dheer ka jeediyay xafladii furitaanka diiwaangalita gobalka saaxil. https://youtu.be/QnKx3q4vI9U

Cirro Oo Xoghayaha Warfaafinta U Magacaabay Cabdirashiid Xasan Mataan

Hargyesa(SLpost)-Guddoomiye Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro ayaa u magacaabay xoghayaha warfaafinta Cabdirashiid Xasan Mataan oo dhawaan ku soo biiray xisbiga Waddani., qoraal kooban oo arintan...

Daawo:-Komishanka Doorashooyinka Oo Ku Dhawaaqay Inay Ka Bilaabmayso Diiwaangalintii Saaxil,Gabiilay iyo Baligubadle

Hargeysa(Slpost)-Komishanka doorashooyinka ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay inay sabtida ka bilaabmayso diiwaangalintii Saaxil,Gabiilay iyo Baligubadle. https://youtu.be/clauhDuxy9o

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img