Monthly Archives: February, 2016

spot_imgspot_img

Somaliya Oo Qoraal Kaga Laabatay Go’aankeedii Ahaa In Anay Dayuuradaha Dalkaas Tagaa Iman Karin Somaliland

Muqdisho(Slpost)-taliyaha socdaalka Somaliya Gaafow ayaa ka laabta go'aankii hore ay u shaaciyeen ee sheegayay in aanay dayuuradaha Muqdisho tagaa aanay u soo gubi karin...

ABAARAHAN DHACAAYA WAA DANBIGII BINI AADAMKA WAXANA INAGU WAAJIBA TAWBAD

abaaraa dhamaanteen dalkeenii ku dhacay,jiho kaste oo aad u baxdidna waxa aad maqlaysaa qaylo dhaano iyo sawaxan,xoolihii iyo waxkastaaba way leedanyihiin,dadkiina waxa ay la...

QOFKA KASTA WUXUU HAYSTAA SADDEX SAAXIIB OO DHAB AH

Qofka kasta wuxuu haystaa saddex saaxiib oo dhab ah aduunka maxay kale yihiin:- 1.Mid aad ayuu jecel yahay. 2.midna aad ayuu u neceb yahay. 3.midna jacaylka iyo...

Daawo:-Jeb Bush Walaalka Yar Ee Madaxweynii Hore Ee Maraykanka Bush Oo Ka Hadhay Doorashada Xisbiga Jamhuuriga Isaga Oo Ilmaynaya

Us(SLpost)Job Bush ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay isaga oo hortaagan taageerayaashiisa inuu ka hadhay doorashadii xisbiga Jamhuuriga gudihiisa, waa uu ilmeeyay waxaanu u...

Haweenay Ku Eedaysan Inay 18 Sano Ka Hor Ka Xaday Cisbitaal  Ilama Yar Oo Maxkamad La Soo Taagayo

Cape town(Slpost)-Dacwad ku saabsan haweeney reer Cape town ah oo lagu eedeeyey inay xadday cunug yar oo markaa uun la dhalay 18 sano ka...

Qodobbo Doqon Ama Fariid Kuu Ekeysiin Kara Iyo Xeelado Cilmiya Oo Kaa Caawinaya Inaad Dadka Fariid Ula Muuqato 

London (SLpost) Quruxda duuleed oo aynu uga jeedno xarragada labbiska iyo jidhka iyo sidoo kale quruxda maskaxda oo fariidnimo ama garaad badni aynu ku...

Daawo:-Masuul Hore Uga Tirsanaan Jiray Al-shabaab Oo Ka Bixitaankiisa Cadeeyay Kadib Markii Sirdoonka Somaliya Qabtay

Cadaado(Slpost)-AXMED CALI GEES oo hore uga tirsanaan jiray ururka Al-shabaab ayaa ku dhawaaqay inuu wakhti hore ururkaas ka baxay kadib markii uu ku arkay...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img