Yearly Archives: 2015

spot_imgspot_img

Kuuriyada Aqooyi Oo Ciidankeedu Dagaal Diyaar U Yihiin

  W.Kuuriya(SLpost)-Madaxweynaha dalka Kuuriyadda waqooyi Kim Jong Aan ayaa amar ku bixiyay in ciidamada dalkaasi ay dagaal u diyaar garoobaan saacado kadib markii ciidamada labada...

Ceebta ka taagan dunidii ‘’Koowaad’’

  Ilaa shalay waxay warar ku qaadaa dhigayeen ceeb weyn oo saamaysay in ka badan 30 milyan oo qof. Mareeg dad ka is shukaansaya gaar...

Xisbiga Syriza ee Giriiga oo kala jabay

Guriiga(SLpost)-Koox xildhibaana ah oo ka kooban 25 oo ka tirsan xisbiga bidix fog ee Syriza ee Mr Tsipras ayaa sheegaya in ay ka baxayaan...

Daawo:-Garoonka Kubada Cagta Hargeysa Oo Siweyn Loogu Diyaariyay Koobka Gobalada

Hargeysa(SLpost)-Garoonka kubada cagta ee Hargeysa oo si aad ah loogu diyaariyay tartanka gobalada dalka oo sanadkan uu martigalin doono. Halkan ka Daawa Cumaaqaalkiisa qurxoon https://youtu.be/AWOqwWd4CUY

Tacshiirad Askari Furay oo Uu Nin Gaadhiwataa ku Dhaawacmay Xaafada Daami

Hargeysa(SLpost)-Askari ka tirsan ciidanka booliska ayaa tacshiirad aku furay gaadhi uu watay nin shacab ah xaafada Daami ee Magaaladda Hargeysa, rasaastaas  oo uu dhaawac...

Daawo Fannaanka Maxamed BK iyo Luuqda Heestiisa SACDIYA oo Muuqaal Cajiib ah laga duubay

Daawo Fannaanka Maxamed BK iyo Luuqda Heestiisa SACDIYA oo Muuqaal Cajiib ah laga duubay. Waxa uu Fannaanku Heestan ka qaaday Bandhig-faneed la magac-baxay HARGEISA SUMMER SHOW oo ay Hotel-ka Crown ee magaalada Hargeysa si wada-jir ah ugu qabteen Fannaaniinta UK qaarkood oo Hargeysa ku sugan.

Madaxweyne Siilaanyo oo Magacaabay Gudida Siyaasadda Dib-u-habaynta Dhulka Oo 12 Wasiir Ka Kooban

Hargeysa(SLpost)-Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa magacaabay gudida dib u habaynta siyaasada dhulka oo ka kooban 12, waxaanu ka codsaday in ay gudidani soo saaraan...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img