Yearly Archives: 2015

spot_imgspot_img

Xukuumadda Iyo Xisbiga Kulmiye oo ka hadlay Arrinta Haamaha Shidaalka.

Hargeysa(SLpost)- Nuxurka shir jaraa’id oo ka soo baxay kulan ay xukuumadda Somaliland iyo xisbiga Kulmiye maanta isugu yimaadeen xarunta madaxtooyada JSL ayaa lagu sheegay...

Muuse Biixi oo Ka Hadlay Muranka Haamaha Shidaalka, Gacanqaadkii Golaha Wakiilada iyo Arimo Kale

  Hargaysa(SLpost)-Guddoomiyaha xisbiga talada dalka haya ee Kulmiye Muuse Biixi Cabdi, ayaa markii ugu horaysay ka hadlay gacanqaadkii golaha wakiilada,muranka ka taagan haamaha shidaalka, dhawaaqii...

Gu’yaashii barakaysnaa

    Waanigan oo fadhiya, barxadda gurigayga fiillada ah, ee aan dhistay sannadkii 2042kii. Kuna yaalla dhulka soomaalida. Shaah caddaysan oo inantayda ugu yari (oo hooyadeed...

Somaliland oo u jawaabtay Somalia.

  Hargeysa(Slpost)- Xukuumadda Somaliland ayaa jawaab ka bixisay hadalkii dhawaan ka soo yeedhay madaxwaynaha Soomaliya, kaasi oo sheegay inay Somaliland qayb ka tahay shirka wadatashiga...

Shirkii Golaha Dhexe ee Kulmiye oo la mudeeyay.

  Hargeysa(Slpost)-Waxa baryahanba bulshadu falanqaynaysay xisbiga Kulmiye iyo goorta uu qabsan doono Shirkiisa golaha dhexe, waxa sidoo kale bulshadu hadal haysay qofka uu noqon doono...

Janet Jackson Converts to Islam.

  The 49-year-old singer - who married Muslim billionaire, Wissam Al Mana, 40, in 2012 - is reportedly taking the religion so seriously that she...

Ururka ECOWAS oo ka Shiraya Qalalaasaha Burkiina Faaso

Shir lagaga hadlayo afgambigii dhowaan ka dhacay dalka Burkiina Faaso ayaa maanta ka furmi doona magaalada Abuja oo ay soo qaban qaabiyeen ururka Dhaqaalaha...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img