Monthly Archives: September, 2015

spot_imgspot_img

Diyaaradaha UAE oo weerar qaaday

UAE(SLpost)-Diyaaradaha dagaalka ee UAE ayaa bilaabay weerar ay ku beegsanayaan mucaaradka Xuutiga ee Yemen. Weerarka ayaa yimid maalmo kadib, markii afartan iyo shan askari oo...

Wafti Uu Hogaaminayo Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland Oo Jigjiga Shir Kula Leh Itoobiya

Hargeysa(SLpost)-Wafti balaadhan oo uu hogaaminaayo wasiirka arimaha dibada Somaliland Maxamed Biixi Yoonis ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay magaaladda Jigjiga halkaas oo kulan ku...

Gudida Joogtada Ah Ee Golaha Wakiilada Oo Soo Indha Indheeyay Xaalada Xabsiga Burco

Gudida Joogtada Ah Ee Golaha Wakiilada Oo Soo Indha Indheeyay Xaalada Xabsiga Burco https://youtu.be/hIAJFgEgn8Y

Burcooy ma nabad baa?

  Nimaan dhul marini, dhaayo la’. Waxa aan maqaalkan kaga hadli doona wixii aan ku soo arkay mudaddii labada cisho ahayd ee aan tagay magaalo madaxa...

XAALADA WADANKA SYRIA OO LAGU GUULDARAYSTAY

    Syria waa wadan kuyaala Bariga dhexe ee carabta waana wadan taarikh fiican kuleh Islamka siiba dhica dhul ahaan oo waxaa la yidhaahda Shaam   wadankan...

U BANEEYA, SUCAAD GABAYDO, HA BURAANBURTEE BAL!!!

  "Naayaadhaheen, Sacabka tuma la idin sii qaadye!!!) -Naa ha na habaarin farihiibaa na casaaday'e Dumarku ma dhegaystaan Hadalka Fagaaraha ay siyaasiyiintu ka jeediyaan ee sacabka ayuun...

Fayasal Cali Waraabe oo Go’aanka Wakiilada Ee Madaxweynuu Ku Soo Celiyay Ku Tilmaamay In Dawladnimada Lagu Ciyaarayo

  Hargeysa(SLpost)-Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Ucid Eng.Faysal Cali Waraabe, ayaa wax la’ala yaabay ku tilmaamay in madaxweynuu uu ku celiyo golaha wakiilada go’aan ay...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img