Monthly Archives: June, 2015

spot_imgspot_img

DAAWO: Warbixin Xiiso Badan Oo Telefishanka Channel 4 Ka Diyaariyay Aafada Tahriibka ee Da’yarta Somaliland

Telefishanka caalamiga ah ee Channel 4 ayaa warbixin xiiso badan ka diyaariyay dhibaatada tahriibka dhalinyarada reer Somaliland. HALKAN KAGA BOGO WARBIXINTAAS OO DHAMAYSTIRAN:- https://youtu.be/Z0x8yW_05AM

Nuxurka Heshiis Ay Midawga Afrika Iyo Dawladda Jabuuti Ku Kala Saxeexdeen Addis Ababa

Addis Ababa, (SLpost)- Midawga Afrika iyo dawladda jabuuti ayaa kala saxeexday heshiis is-faham ah, kaasoo saamaxaya in guuto labaad oo ciidamada dalka Jabuuti ah...

Xisbiga Waddani Oo Dib Ugala Noqday Gaadhi Ay Hore Ugu Deeqeen Urur Samo-fal

Burco, (SLpost)- Ururka samo-falka Midnimo oo ka hawl-gala gobolada bariga Somaliland ayaa eedayn culus u soo jeediyay Xisbiga mucaaridka ah ee WADANI, kadib markii...

Tirada Dad Loo Haysto Weerarkii Jaamacadda Gaarrisa Oo Maxkamad Nairobi Ku Taalla Lasoo Taagay

Nairobi, (SLpost)- Maxakamad ku taalla magaalada Nairobi ayaa maanta la soo taagay shan qof oo lagu eedaynayo inay ka dambeeyeen weerarkii lagu qaaday Jaamacada...

DAAWO: Socdaal Ay Wasiirrada Xanaanada Xoolaha Iyo Deegaanku Ku Tageen Banka Qool-cadey

Wasiiradda wasaaradaha xanaanadda xoolaha iyo deegaanka ayaa socdaal ku tagey Banka Qool-cadey ee degmadda Sallaxley iyo baahiyaha ay dadka deegaanku dalbadeen in wax lagala...

Caddeymo Xoojinaya In Koonfur Afrika Laaluush Siisay FIFA Oo La Helay

Pretoria, (SLpost)-  Madaxii hore ee xidhiidhka kubadda cagta ee Koofur Afrika warqad uu qorey oo si hoose loogu gudbiyay wargeys ka soo baxa dalkaasi,...

“Haddii Qaranku Garto In Xilka La Iga Qaado Waa La Iga Qaadi Karaa, Laakiin…”

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Md. Saleebaan Maxamuud Aadan , ayaa jawaab ka bixiyay eedo uu u jeediyay Wasiirkii hore ee Maaliyada Xuseen...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img