Monthly Archives: January, 2015

spot_imgspot_img

Xisbiga UCID oo Aaminsan inaanay Doorasho Ka dhici Doonin dalka Wakhtigii loo muddeeyey

Hargeysa (SLpost)- Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID sheegay inaanay jirin doorasho dalka ka dhacaysa 26-ka June 2015-ka.Xisbigu wuxuu dib u dhaca doorashada ku eedeeyay...

Somaliland oo lagu soo bandhigayo Riwaayado uu Sameeyey mid ka mid ah Hal-abuurradii Ugu Caansanaa Qarnigii 16aad

HARGEYSA (SLpost)- Jamhuuriyadda Somaliland ayaa noqotay dalkii 70-aad ee lagu soo bandhigayo riwaayadihii uu sameeyey gabyaagii lagu magacaabi jiray William Shakespeare U dhashay dalka...

Shirkadaha Dahabshiil Group oo Mar Keliya Adeegga e-DAHAB ka Daahfurtay Magaalo-madaxyada Toddoba Gobol oo Somaliland ah

Madaxweyne-ku-xigeenka Somaliland, wasiirro, badhasaabo, maayarro iyo qaybaha bulshada ee kala duwan oo ka kala qaybgalay xaflado shaacinta e-Dahab loogu sameeyey magaalo madaxyada 7-da Gobol Hargeysa...

Ganacsatada Dhaqata Geel Caanihiisa loo Iib-geeyo Hargeysa oo Urur Samaystay

Hargeysa (SLpost)- Ganacsatada Caanaha Ka keena Geel si gaar ah loogu xanaaneeyo Beero ku yaala Duleedka Caasimadda Somaliland ee Hargeysa, ayaa kulan ay maanta...

Bulshada ku dhaqan Deegaanka MASALAHA ee Koonfurta Hargeysa oo Farriimo u Diray Dawladda Hoose iyo Madaxweyne SIILAANYO

Hargeysa (SLpost)- Wax-garadka Cuqaasha Odayaasha  xaafadda Masalaha iyo mulkiilaha dhul ku yaalla xaafadda Masalaha oo lagu muran san yahay ayaa sheegay in dhulkaasi aanu...

“Adhiguna Shugux Shugux Kama Ilbaxo, Xukuumadduna Dhagax Dhigidda.” – Qalinkii: Jamaal Cali Xuseen

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo xaquu buu u leeyahay in uu bulashaddiisa ka warhayo oo safaro ku soo maro. Laakiin markaad...

Telefishanka Dawladda Sucuudiga oo Marwada Koowaad ee Maraykanka ka Dhex-saaray Wefti uu hoggaaminayey Madaxweyne Obama oo dalkaas booqday

Riyadh (SLpost)- Telefishanka ku hadla Afka Dawladda Boqortooyada Sucuudiga, ayaa Qariyey Muuqaalka Marwada 1aad ee Maraykanka xilli uu baahinayay Kulan magaalada Riyadh ku dhex-maray...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img