Yearly Archives: 2014

spot_imgspot_img

Xukuumadda Somaliland oo ka hadashay Idaacad Sharci-darro ah laga dhegayso Gudaha Hargeysa oo ay ku fashilantay gacan-ku-dhigisteeda

Hargeys (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Wacyi-gelinta iyo Dhaqanka Somaliland Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse), ayaa ka hadlay Idaacad FM ah oo muddooyinkii u dambeeyey laga...

Maxaad ka taqaannaa Taariikhda Hoggaamiyihii Al-Shabaab Axmed Cabdi Godane, Yaase loo malayn karaa in beddelkiisa loo doorto? (DHEGAYSO)

Baraawe/Washington (SLpost)- Xarakada Al-Shabaab, ayaa xalay xaqiijisay geerida Hoggaamiyahoodii Axmed Cabdi Godane,  oo magaciisa Jihaadku ahaa Mukhtaar Cabdiraxmaan Abu Subeer, kaasoo ay sidoo kale geeridiisa...

Ukraine iyo Xooggaga Mucaaradka oo heshiis Xabbad joojin ah kala saxeexday iyo Hanjabaadda Isbahaysiga NATO

Kiev (SLpost)- Dawladda Ukraine iyo Malleeshiyaadka Mucaaradku ku ah ee Ruusku taageero, ayaa maanta kala saxeexday heshiis lagu soo afjarayo dagaalka shanta bilood ka...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img