Yearly Archives: 2013

spot_imgspot_img

BARE SAMO BAYAANSHAY: Maanso Cusub oo Abwaan Da’yari Ku Maamuusay Boobe Y. Ducaale

Maasadan loogu wanqalay oo uu tiriyey Abwaanka Da’da yar ee Miyir Cali Xuseen waa maanso mug iyo miisaanle oo abwaanku ku maamuusayo macalinkiisa...

Ma-hadhooyinka Xukuumada iyo Maalmihii Tegay – W/Q: Sayid-Maxamed ~ Q. 11aad

Waa qormooyin taxane ah oo aan ku iftiimin doono ma-hadhooyinka xukuumada ee 913kii maalmood ee la soo dhaafay kuna beegay 27/January/2013 oo ay laba sano...

Ma laga yaabaa Inay Is-waafaqaan Maansada Hal-door iyo Barnaamijka Qiimee Qofkaagu? – Qalinka: Khadar Maxamed Faarax

Maansadan uu magaceedu yahay “Hal-door”, waxa curiyay Siciid Maxamuud Gahayr “Hargeysaawi”, waxaanay soo baxday 13/06/2011. Siciid waxa uu si mug iyo miisaan leh u...

Hal-doorka Haweenka: Faadumo Siciid Ibraahin (1aad) W/Q Siciid Gahayr (Hargeysaawi)

13/06/2011-ka ayaan curiyay tix magaceedu yahay Hal-door, oo aan ku xusay dhacdooyin iyo dad mudan ah oo door weyn ugu jira Somaliland kala ahna...

Xildhibaan Ka Mid Ah Baarlamaanka Soomaaliya Oo Booliska Gobolka Gabiley qabteen

Gabiley(slpost)-Ciidamada booliska Gobolka Gabiley ee  ayaa maanta qabtay xildhibaan ka tirsan baarlamanka Somaliya. sida uu sheegay taliya ciidanka qaybta Gobolka Gabiley. Taliyaha oo maanta u warramay...

Ardayad Wax ka barata Dugsiga AbaarsoTech oo Deeq Waxbarasho ka Heshay Jaamacad Maraykan ah iyo Wasiirka Waxbarashada oo Bogaadisay

Hargeysa (SLpost)- Nimco Axmed Ismaaciil oo ah gabadh da’ yar oo dhigata fasalka afraad ee dugsiga Sayniska iyo Tiknoolajiyadda ee Abaarso, ayaa dhawaan ay...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img