Monthly Archives: May, 2012

spot_imgspot_img

Sannad guuradii 10-aad ee ka soo wareegtay geerida Aabihii Jamhuuriyadda Somaliland, marxuum Maxamed Xaaji Ibrahim Cigaal, waa in loo aqoonsado maalin Qaran

Marka hore waxaan salaan qadarin,sharaf iyo karaamaba leh u dirayaa dhammaan shacabka  reer Somaliland iyo inta maqaalkan akhrisataba.Waxaan dhammaantiin  Allaha awoodda leh  idiinka baryay...

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta oo Noqday Agaasimihii Ugu Waxqabadka Badnaa

gaasimaha Guud ee Wasaaradda Warafaafinta Somaliland Md. Faysal Cali Sheekh Maxamed, ayaa noqday agaasimihii ugu waxqabadka badnaa ee soo mara Wasaaradda Warfaafinta Somaliland, isagoo...

Shirkadaha Dahabshiil Group oo Mashaariic ay ku Horumarinayso Jaamacadaha dalka Maalin Keliya ku Dhagax Dhigtay Afar Gobollada ku kala Yaal

Mashaariicdan oo shirkadaha Dahabshiil Group ugu talogashay inay ku horumariso toddoba jaamacadood oo laga fuliyo hawlo isugu jira dhismayaal fasallo waxbarasho, laybareeriyo ama maktabadaha wax lagu akhristo iyo cusboonaysiin, waxa xaflado shalay la qabtay lagu dhagax-dhigay

Maamul-Hoosaad Mise Madaxbanaani? – W/Q: Abdihakim Kheire

(By) Abdihakim Yusuf Kheire - President, Institute of Democracy & Governance, abdihakim_365@hotmail.com idaamka Siyaasada dal waliba waa mawjad baahsan oo ku salaysan danaha, damaca &...

Guddida Joogtada ah ee Golaha Guurtida Somaliland oo kulan Xog-waraysi ah la yeeshay Maayarka Caasimadda Hargeysa

Hargeysa (SLpost - Guddida joogtada ah ee Golaha Guurtida Somaliland ayaa maanta kulan xog-waraysi ah layee latay maayarka Caasimadda Hargeysa engineer Xuseen Maxamuud Jiciir...

Madaxwayne ku- xigeenka Somaliland oo xadhiga ka jaray Dhisme heer caalami ah oo laga Hirgelinayo Madaarka Diyaaradaha ee Hargeysa

Hargeysa (SLpost) - Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Md. Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta xadhiga ka jaray mashaariic horumarineed oo laga hirgeliyay madaarka Caasimadda ee...

Xukumadii Rayaale, Soo hadal-Qaadka Soomaaliya Wuxuu Ahaa Sidii Qof Danbi Galay, Ee Maxaa Is Beddelay? – W/Q: Mukhtar Bulshaawi

Shirwaynihii Burco 1991-kii, wixii ka danbeyay malinba  maalinta ka danbaysa Somaliland iyo Somalia waxa ay ahayeen qaar sii kala fogaanaya oo laba waddan kala...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img