Monthly Archives: January, 2012

spot_imgspot_img

Guddoomiyaha iyo Shaqaal Shirkadaha Dahabshiil oo tacsi u diraya Geeridii Naxdinta lahayd ee ku timi Aadan Mire Waqaf

Guddoomiyaha Shirkadaha Dahabshiil, Xaaji Maxamed Siciid Ducaale, Maamulaha Guud ee shirkadaha Dahabshiil, Cabdirashid Maxamed Siciid, Maamulaha R& FE Cabdiraxmaan Cali Cabdi, COOga R&FE, Cabdirashid...

TACSI ay dirayaan Jaaliyadda Somaliland ee Imaaraadka Carabta Geeridii Naxdinta lahayd ee ku timi Aadan Mire Waqaf

Anagoo ka tirsan Jaaliyadda Somaliland ee deggan Imaaraadka Carabta waxaanu tacsi u diraynaa qoyskii, qaraabadii, saaxiibadii, eheladii iyo qaranka Somaliland geerida xaqa ah ee...

TACSI: Ururka WADANI

Dhamaan masuuliyiinta iyo taageerayaasha ururka WADANI waxay iyagoo ka tiiraanaysan tacasi u diryaan gudoomiyaha urur siyaasadeedka WADANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Ciro geeridii ku timi...

Saamaynta Ururada Cusubi ay ku Yeelanayaan Nabadgalyadda Dalka Qalinkii:Yusuf Keyse A/laahi

Marka hore waxaan salaamayaa dhamaan saxaafada xorta ah ee isku Hawla raaligalinta Shacbigooda Hadii aan fikirkayga ku cabiro maqaalkan aan kaga hadlayo { Saamaynta ururada...

Lionel Messi oo Markii 3aad ku guuleystay Xiddigga Adduunka Iyo Guardiola Oo Qaatay Macalinka Sannadka.

SLpost Sports - Lionel Messi ayaa markii 3aad oo isku xigta ku guuleystay Laacibka Sannadka Adduunka Fifa Ballon d’Or 2011, isagoo ka qaaday Cristiano Ronaldo...

Guddoomiyeyaasha Xisbiga UDUB ee Gobollada dalka qarkood oo taageeray murashaxnimada Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen

Hargeysa, 09 Jan, 2012 (SLpost)- Guddoomiyayaasha Gobolada Maroodijeex, Saaxil iyo Awdal ee Xisbiga Mucaaridka ah ee UDUB ayaa taageero buuxda siiyey Murashaxa Jagada Madaxweynanimada ...

“Fadlan shan-daqiiqo i fasaxa, waxaan u baahnahay Nasasho”: Weedhihii ugu dambeeyey ee Dacwad-ooge ka tirsan Milatariga Poland oo is-toogtay wakhti uu shir’jaraa’id ku shaacinayey...

Poznan, 09 Jan, 2012 (SLpost)- Dacwad-Ooge ka tirsan Ciidamada Milatariga dalka Poland ayaa rasaas madaxa iska dhuftay wakhti uu shir-jaraa’id qabanayey isaga oo xafiiskiisa...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img