HomeYaa Alshabaab siiyey Dharka iyo Kabaha Ciidamada Ilaaliya Madaxtooyada..?

Yaa Alshabaab siiyey Dharka iyo Kabaha Ciidamada Ilaaliya Madaxtooyada..?

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Muqdisho(SLPOST)Fadeexad ebid tii ugu xooganeyd ayaa soo food saartay ciidamada Milatariga dalka Soomaaliya gaar ahaan qeeybta ilaalisa xarunta Madaxtooyada ee VillaSomalia ka dib markii lagu soo weeraray dharka qaaska ah ee la siiyo ciidamada Gaadhka ah ee madaxtooyada iyo qalab kale oo ay caan ku yihiin.

ciidamada_villa_somalia 1

Maleeshiyaadka Al Shabaab ee wax qarxiya ayaa dhoor weerar oo hore dharka ciidamada dowlada wax ku weerari jiray balse markaan waxaa dad badan ka yaabisay Al Shabaab oo soo xidhatay dharka qaaska ah ee ciidamada Milatariga iyo waliba Buraashadaha iyo Kabaha ay caanka ku yihiin Milatariga ilaaliya VillaSomalia.

Maalin cad ayay maleeshiyaadka Al Shabaab Villa Somalia albaabka u soo dhawaadeen kuwaas oo qal qal galiyay dhamaan madaxda ugu sareeysa Dowlada iyo ciidamada AMISOM oo ilaa hada la yaaban halka ay Al Shabaabka Madaxtooyada soo weeraray ka keeneen dharka , kabaha iyo Buraashadaha biyaha lagu qaato ee ciidamada Milatariga qeeybtooda ilaalisa Villa Somalia.

Shaki kuma jiro in Al Shabaab la hagayay oo waliba uu badhtimaameed uu u ahaa Masjid Madaxtooyada ku yaal oo Salaada Jimcaha ay ku tukanaayeen madaxda ugu sareeysa dowlada.

Dadka qaar ayaa qaba in Al Shabaab laga iibiyo dharka ciidamada Dowlada balse weli ma dhicin in ay soo xidhdhaan agabka qaaska ah ee ciidamada ilaaliya Villa Somalia kuwaas oo run ahaantii goob kasta ku weerari kara xiligii ay u baahdaan.

Somalilandpost.net

Hargeysa/Somaliland

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories