HomeXukuumadda Somaliland oo xayiraadda ka qaadday Shirkadda Diyaaradaha Air Arabia

Xukuumadda Somaliland oo xayiraadda ka qaadday Shirkadda Diyaaradaha Air Arabia

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland, ayaa maanta shaacisay inay dib u fasaxday duullimaadyada ay dalka ku iman jirtay shirkadda diyaaradaha ee Air Arabia oo laga leeyahay dalka Imaaraadka Carabta.

Xukuumadda Somaliland ayaa go’aan ay soo saartay bishii April 2020-kii liisamada kala noqotay Shirkadaha Diyaaradaha Air Arabia iyo Flydubai oo labadoodu duullimaadyadii ay ku iman jireen Somaliland u joojiyey sababo la xidhiidha xannuunka Covid-19 oo xilligaas si xawli ah ugu faafayey dunida.

Labada shirkadood ayaa lagu eedeeyey inay u hoggaansameen go’aan dowladda Soomaaliya oo dabayaaqadii bishii March 2020 shaacisay inay xidhay hawada iyo madaarrada Soomaaliya, iyaga oo aan wax war ku soo war-gelin hay’adda Duullimaadyada Somaliland.

Maareeyaha hay’adda Madaarrada iyo Duullimaadyada Somaliland Cumar Cabdilaahi Aadan oo maanta warbaahinta la hadlay, ayaa sheegay in shirkadda AirArabia dib u bilaabayso duulliyaadyadii ay ku iman jirtay Somaliland kaddib markii heshiis iyo is-afgarad dhexmaray Xukuumadda iyo maamulka sare ee shirkadda Air Arabia.

Muuqaalka Hoose kaga bogo shir-jaraa’id oo maareeye Cumar Sayid kaga hadlay go’aanka xukuuumaddu xayiraadda ka qaadday shirkadda Air Arabia.

Dhinaca kale, Xukuumadda Somaliland waxa ay toddobaadkii hore xayiraadda ka qaaday Shirkadda FlyDubai in kasta aanay jirin wax duullimaadyo ah oo shirkaddu wali ka bilowday dalka.

Somalilandpost.net

contact@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories