HomeXukuumadda Somaliland Oo Dalka Dibaddiisa Ka Dalbatay Mishiinnada Lagu Baadho Macdanta

Xukuumadda Somaliland Oo Dalka Dibaddiisa Ka Dalbatay Mishiinnada Lagu Baadho Macdanta

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Macanta iyo Tamarta ee Somaliland Foosi Maxamed Faarax, ayaa sheegay in Wasaaraddu dalka dibaddiisa ka dalabtay dhawaanna la keeni doonto Qalabka lagu baadho Macdanta.

Agaasime Foosi waxa uu sheegay kaddib markii ay arkeen inay Shacabku fahmeen Ka Faa’idaysiga kheyraadka dabiiciga ah oo dalkeennu qani ku yahay ay wasaarad ahaan ku dhiirradeen inay dalka dibaddiisa u direen Mishiinka lagu baadho noocyada kala duwan ee macdanta.

“Waxaanu idinku bushaaraynaynaa inaanu dirnay Mishiinnada lagu baadho macdanta oo noo imanaya laba ilaa saddex bilood, tanina waxay inoo suurto-galinaysaa inay ogaanno waxa uu yahay,” Sidaas ayuu yidhi Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Macdanta iyo Tamarta Somaliland oo ka hadlay kulan ay ka soo qayb-galeen Masuuliyiin ka socday Wasaaradda Horumarinta Maalgeshiga iyo Xafiiska Garyaqaanka Guud.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories