HomeXukuumadda Somaliland oo Albaabada u laabtay Xarunta Telefishanka Universal ee magaalada Hargeysa

Xukuumadda Somaliland oo Albaabada u laabtay Xarunta Telefishanka Universal ee magaalada Hargeysa

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa(SLpost) Wasiirka Wasaarada Warfaafinta iyo wacyigalinta ee Somaliland Cabdilaahi Daahir (Cukuse) ayaa ku dhawaaqay in xukumada Somaliland xayirtay Telefeshinka Caalamiga ah ee UNIVERSAL oo uu sheegay in uu madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxmaed Maxaamuud (Siillaanyo)  uu ka sameyey sawir film kartoon ah oo uu tilmaamay in uu qaranimada Somaliland meel kaga dhacayey iyo karaamada madaxweynaha.

cukuseWasiirku waxa uu sheegay in go’aan ay ku gaadheen in ay xayiraan  Telefeshinka Universal tan iyo inta ay raali gallin ka bixinayaan Gefka ay kula kaceen qaranimada iyo karaamada madaxweynaha.

Sidaasi waxa uu ku sheegay Shirjaaraa’id oo uu Maanta ku qabtayXafiiskiisa wasarada warfaafinta.

Wasiir Cukuse waxa kale oo uu sheegay in saxaafada looga bahan yahay in ay iska jiraan wixii anshax Saxaafada ka hor imanaya, karaamada Masuuliyiinta qaranka bahdilaya.

Xayiraadan la saaray Telefeshinka Universal ayaa ka danbeysay kadib markii uu teleshinkaasi Habeen hore siidayey Barnaamij taxane ah oo  Tvigaasi ka bax oo la yidhado Faaliyihii Qaranka waana barnaamij qosol ah oo loogu tallo galay bulshada Somalida, waxana  maalinba lagu gorfeeya madaxweyne ka mid ah madaxweynaaasha geeska Afrika gaar ahaan  kuwa somalida, balse xukumada Somaliland ayaa si weyn uga cadhootay barnaamijaasi oo lagu soo qaatay Madaxweyne Siillaanyo oo Wajigiisa oo sameys  tiivigu laga wareeystay iyada oo su’aalo lagu waydiiyey.

Maaha Markii ugu horeysay ee Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ay xidho warbaahinta Madaxbaan, waxaanay hore u xidhay Wargeyska Hubaal, iyada oo horena ay ururada Saxaafad a Somaliland u sheegen in saddexdii sanno ee ay jirta xukuumada Siilaanyo ay xidhay tiradii ug badnayd ee wariyeyaal lagu xidho Somaliland.

SOMALILANDPOST.NET

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories