HomeXukuumadda Somaliland iyo Madaxdhaqameedyo isfaham ka gaadhay Mashruuca biyo-balaadhinta Hargeysa oo la...

Xukuumadda Somaliland iyo Madaxdhaqameedyo isfaham ka gaadhay Mashruuca biyo-balaadhinta Hargeysa oo la buun-buuniyey

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda iyo xubno ka mid ah Madaxdhaqameedka Somaliland, ayaa ku dhawaaqay in is-afgarad fiican laga gaadhay mashruuc Biyo-balaadhin ah oo laga fulinayo qaybo ka mid ah xaafadaha Hargeysa, iyagoo beeniyay warar ay sheegeen in laysla dhex marayey oo ku saabsan khilaaf aan jirin oo Bulshada lagu jahawareeriyay.

Kadib kulan ay shalay ku yeesheen xubno ka socda Golaha Wasiirrada oo uu horkacayo Wasiirka arrimaha dibada iyo madaxdhaqameed metelaya guddiga Xaafado ka mid ah caasimadda, xarunta Wasaaradda Arrimaha dibada, waxa ay labada dhinac sheegeen inay si wada jir ah uga shaqaynayaan hawsha biyo balaadhinta, jirina wax muran ah oo jiraa haba-yaraartee.

Somaliland ayaa Mashaariic badan oo dhanka biyaha ah ka heshay labadii sanno ee ugu dambeeyay midowga Yurub iyo Dawladda Imaraadka Carabta, waxaana mashaariicdaasi qaybta ugu badan loo qoondeeyay Magaalada Hargeysa oo aanay xaafado badan biyuhu gaadhin tobankii sanadood ee la soo dhaafay.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories