HomeXukuumadda Siilaanyo oo Cadaadis kala kulantay Qurbejoog ay Canaantooda Xamili weyday

Xukuumadda Siilaanyo oo Cadaadis kala kulantay Qurbejoog ay Canaantooda Xamili weyday

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Xukuumadda Siilaanyo oo Cadaadis lagu saaray inay Telefishanka Dawladda ka joojiso Wararka Weji-ku-macaashka ahHargeysa (SLpost)- Wasiirka Warfaafinta Somaliland Cabdilaahi Maxamed Daahir Cukuse, ayaa sheegay inay joojin-doonaan wararka ka hadla Arrimaha beelaha ee laga baahiyo Telefishanka ku hadla afka Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo, ka dib cadaadis kaga yimi Qurbejoogga.

Wasiir Cukuse oo galabta dalka ku soo laabtay, ka dib safar uu ugu maqanaa dalal ka tirsan qaaradda Yurub, waxa kale oo uu sheegay in Jaaliyaddaha Somaliland ee uu kula kulmay waddamadaasi ay kala hadleen in TV-ga ku hadla afka Xukuumadda aan laga baahin wararka ka hadlay Arrimaha Beelaha.

Telefishanka Qaranka, ayaa muddooyinkii dambe hub ay ku dagaalanto oo ay bulshada isaga hor keento u noqday xukumadda madaxweyne Siilaanyo oo telefishanka soo fadhiisiya madax-dhaqameed, haween, dhalinyaro iyo siyaasiyiin ay isku hayb ama jufo yihiin shakhsi ama siyaasi mucaarad ah oo dhaliila hoggaaminta madaxweyne Siilaanyo iyo hab-dhaqanka Xukuumaddiisa.

Hab-dhaqankan oo la magac-baxay Weji-ku-macaash isla markaana soo shaac-baxay xilligii xukuumaddii madaxweyne Daahir Rayaale, ayaa Xisbiga Kulmiye ee wakhtigan dalka ka taliya oo xilligaas mucaarad ahaa ay dhaliili jireen, uguna suntanaa hab-dhaqan ay wax ka beddeli doonaan marka ay hoggaaminta talada dalka qabtaan, balse waxa uu noqday farsamo Kulmiye dhaxlay oo lagama-maarmaan u noqday inay isaga difaacdo dhaliilaha mucaaradka.

HALKAN KA DAAWO

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories