HomeXukuumadda Oo Warbaahinta Ku Bogaadisay Xuska Maalinta Saxaafadda Somaliland

Xukuumadda Oo Warbaahinta Ku Bogaadisay Xuska Maalinta Saxaafadda Somaliland

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka wasaaradda Warfaafinta, dhaqanka iyo wacyigelinta  Somaliland Mudane Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse) ayaa dhammaan saxaafadda dalka ku bogaadisay sanad-guurad guurradda 15-aad ee  xuska maalinta Saxaafadda Somaliland.

Wasiirka Warfaafintu waxa uu sidaasi ku sheegay qoraal kooban oo uu  galabta ka soo baxay xarunta Wasaaradda Warfaafinta, waxaanu u dhignaa sidan:-

Cukuse

“Wasiirka  Wasaaradda Warfaafinta, dhaqanka iyo wacyigelinta Somaliland Mudane Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse) waxa uu dhambaal hambalyo ah u dirayaa guud ahaan Saxaafadda Somaliland oo uu ku bogaadinayo 15-guuradda ka soo wareegtay xuska maalinta saxaafadda Somaliland.

Wasiirka Warfaafintu waxa uu xuskaas awgii dhambaal hambalyo gaadhsiinayaa dhammaan noocyada kala duwan ee warbaahinta dalka oo uu  u rajeeyay  inay sanadkan sanadkiisa kale ku gaadhaan horumar iyo waddaniyad. Waxaanu xusay in madax banaanida Saxaafadda Somaliland ay tahay mid aan la dafiri Karin oo Somaliland  ku kasbatay sumcad iyo sharaf aynu kaga duwan nahay inta badan  dalalka afrikaanka iyo dunida sadexaadba.”

Geesta kalena Wasiirka Warfaafintu waxa uu khudbad ka jeedin doonaa Sabtida beri munaasibada xuska maalinta Saxaafadda Somaliland, isagoo ka warami doona maraaxilkii kala duwanaa ee Saxaafadda dalku soo martay iyo kaalintii tognayd ee ay ka qaadatay  nabadeyntii iyo dib u dhiskii dalka 22 kii sanadood ee la soo dhaafay, maadaama oo uu ka mid ahaa shakhsiyaadkii hormuudka u ahaa ee bilaabay Saaxafadda dalka.

Somalilandpost.net

Hargaysa

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories