HomeXukuumada Somaliland Oo Ka Hadashey Xaalada Caafimaad Ee Uu Ku Sugan Yahay...

Xukuumada Somaliland Oo Ka Hadashey Xaalada Caafimaad Ee Uu Ku Sugan Yahay Madaxweyne Siilanyo

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost):- Xukuumadda Somaliland ayaa ka hadashay inay xaalad caafimaad darro

la soo deristay Madaxweyne Axmed Siilaanyo, waxaanay xukuumadu beenisay warar maalmihii u dambeeyay ku dhex wareegayay baraha bulshada oo sheegaya in Madaxweyne Siilaanyo ay xaalad caafimaad darro la soo gudboonaatay.

Image may contain: 1 person

 

Wasiirka warfaafinta Somaliland Md. Cismaan Cabdillaahi Saxardiid (Cadaani), oo uu wargeyska Geeska Afrika shalay wax ka weydiiyay jiritaankan wararkan ka dayrinaya xaaladda caafimaad ee Madaxweynaha, ayaa sheegay in Madaxweynuhu caafimaad qabo. Wasiirka oo ka jawaabaya su’aashan ayaa yidhi

 

“Intii aan ogaa Madaxweynuhu wuu caafimaad qabay, markii uu halkan ka tagayeyna wuu caafimaad qabay, wax war ah oo aanu ka helnay a oo ku saabsan xaaladiisana ma jiro, waxaanu qabnaa inuu caafimaad qabo, haddii ay wax soo baxeena reerku way noo soo sheegi lahaayeen, xanuunkuna ceeb maaha, oo ILLAAHAY baa keena, anagu Dawlad ahaana ma hayno in Madaxweynaha xaalad caafimaad darro hayso, waxaana ILLAAHAY uga baryayaa inuu cimriga iyo caafimaadkaba u dheereeyo” ayuu yidhi

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories