HomeXoghayaha Qaramada Midobay oo Ugu baqay Dowlada Somaliya In Dib U Egis...

Xoghayaha Qaramada Midobay oo Ugu baqay Dowlada Somaliya In Dib U Egis lagu Saameyo Xukun Maxkamadi Shalay ku Ridday Wariyihi Iyo haweenay la kufsaday

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargaysa (SLPOST)-Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay BanKi Moon ayaa sheegay in si weyn uu uga Uga cabsi Qabo  xukunka halka sano ah ee shalay Maxakmada ku taal Casimada Somaliya Ee Muqdisho ay ku ridday haweeney sheegtay inay kufsadeen ciidanka dowladda Soomaaliya iyo weriye gabadhaasi wareystay.

Xoghayaha Guud ee QM
Xoghayaha Guud ee QM

Xoghaya Guud ayaa Ugu Baqay dowladda Soomaaliya ay xaqiijiso in dhammaan eedeymaha la xiriira xadgudubyada kufsiga si xooggan Loo hubiyo waxana uu shegay i uuna ku ganacsanayn,
waxan uu ugu baqay in maxkmad la horkeeno
Waxa uu sheegay in ay muhiim tahay in gabadha dhinabanaha inay tahay la sheegay iyo weriyuhuba ay helaan nidaam garsoor oo cadaalad ah oo cad, oo ay ku jirto inay helaan racfaan.

Dowladda Mareykanka ayaa iyana qoraal ay soo saartay ku sheegtay inay aad uga walaacsan yihiin go’aanka maxkamadda go’aanka maxkamadda Muqdisho ay ku xukuntay gabadha 27 jirka ah iyo weriyaha.

Waxaa hadal ka soo baxay wasaaradda arrimaha dibedda ee Mareykanka lagu sheegay in sidoo kale ay ka walaacsan yihiin wararka sheegaya in qaladaad ay ku jireen nidaamka la maray iyo in la diiday marqaatiyaashii dhinaca difaaca intii maxkamaddu socotay.

warkan ayaa soo baxay kadib markii maxkamd ku tala magalada mugdisho xukun min halsana ah ku ridy gabadh ay ku kub sadeen cidamada somaliya iyo wariyi hii waraystay. iyada oo ay cabreyeen ururda xuquqal inssaanka uu dodaa. iyaga oo ku tilmamay mid cadalada ka fog isla markan lagu cabudhinaayo xoriya tul qowlka binidanaka

Somalilandpost
Hargaysa
c/wahab guled
halyay222@hotmail.com

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories