HomeXog Iftiiminaysa Sababaha Shirkadaha Shidaalku U Danaynayaan Inay La Wareegan Haamaha Shidaalka...

Xog Iftiiminaysa Sababaha Shirkadaha Shidaalku U Danaynayaan Inay La Wareegan Haamaha Shidaalka Somaliland

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Muddoyinkii Ugu Danbeeyay waxa Somaliland si wayn looga hadal.Hayay In Haamaha shidaalka Somaliland .Xukumada Madaxwayne Silaanyo Damacsanayd inay kooxo ugu Xidho Inay maamulan  iyo Shidaal Ku Shubataba Ganacsada waxkhtigan Keena Shidaalka Somaliland oo ka kooba 6 SHirkadood .in kastoo arintaasi ay cod aqlabiyada ku laaleen Golaha wakiilada Somaliland

Sababaha ugu wayn ee ganacsatadu u hungureeyen inay haamaha shidaalka berbera kooto loogu xidho   shidaalka ku shubtaan iyo inay maamulanba ayaa ah markii ganacsadaasi 6 lixda shirkadood ka kooban ay ogaadeen in Kanbaniga  Wayn Ee La (SOM Gas) ee xiligan ka shaqeeya arimaha Gaasta ay damacsan yihiin inay u soo wareegan Xaga Shidaalka iyagoo Dhul Aad U Baaxad wayn oo la jaar ah haamaha shidaalka berbera ay Dayrteen .Rabaan inay Haamo Ka Dhistaan ay shidaalka ku shubaan .   Markaana ay soo galaan suuqa Shidaalka

Waana sababta ugu weyn ee  keentay inay xukumada waxkhigeedu gaabsiga yahay arintaa la wareegista haamaha u soo ban dhigaan iyagoo ka cabsanaaya inay suuqa shidaalka ka saran Kambanigaa( SOMGAS ) hadii hami goodaasi u rumoobo .

Shirkadahan xiligan shidaalka keena Somaliland   waa qaar aan xiligan dhaqaale buuran oo Haamo Shidaal ay is ka lee yihiin oo ay dhistaan aan awoodin .waxaana  ay rabaan inay kuwaa hore u dhisan kula tartamaan kambnigaa cusub ee soo socda . kaliya Rag xukumada ku jira Sheer ku siiyan hantada qaranka

  Waxaynu arkaynay  oo warbaahinta kala soconay inay ganacsada keenta shidaalka Eedo U Soo Jeediyeen Maamulaha Haamaha shidaalka berbera kuna dhaliilayeen inay haamuhu dayac yihiin .Taasna waxa la odhan karaa waa codho ka kacday Laalistii ay Baarlamaanku sameeyen maxay  hore ugu soo ban dhigi waayeen dhaliilaha jira maamule saleena waxa uu Haamaha Maamulayay sanad iyo siyaado .Ganacsadana Qaar kood waxa hore looga hayay .Amaan xoogan wakhtiyo xaflado lagu qabtay xarunta haamaha shidaalka  Madaxwayne  Silaanyo Goob Joog ahaa hortiisa ayaa ka qireen in wax laga qabtay haamaha mudadii saleeban joogay “

Hadii DHanka Siyaada xukumada ee wareejinta Hantida Qarka ay eegno   xukumada uu hogaamiyo   M.Silaanyo waa mid caado ka dhigatay inay wareejiso hantida qaranku wada lee yahay ee loo baahna in jiil ilaa jiil la kala dhaxlo . Cid Gaara u ganac galinaysa Waxaana Raga AToorayaashaka ahi ay daneeyaan oo kaliya shilmaadka buuran ee mar kaliya ay qadanyaan  iyo cid jeclaysi   waxa ay  ogsoon nahay  inay xukumada madaxwayne silaanyo hore u wareejisay Gobolka saaxil oo xigtaysi iyo shilbaad mar la qaato laga door biday hantidii qaranka “

  1. Xaruntii Kaluumaysiga ee (NeC FISH)
  2. Warshadii laydhka berbera iyo waliba
  3. Warshadii laydhka hargaysa
  4. Wasaarado dhulkoodi  la iibiyay
  5. Kuwa dhicisoobay ee suura gali kariwaayay waxa ka mid ah
  6. Dekeda berbera
  7. Xarunta Library Gaadi ee hargaysa
  8. Warshada Shamiitada berbera

 

Qalinkii Suxufi .

Mubaarik Cismaan Siciid (Mubaarik Nirig )

Berbera / Saaxil181@gmail.com

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories