HomeXisbiyada UCID iyo KULMIYE oo Xaaladda dalka ka Shiray

Xisbiyada UCID iyo KULMIYE oo Xaaladda dalka ka Shiray

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Waxa maanta kulan muhiim ah oo qado sharaf ah ku wada yeeshay Hotel Ambassador ee Magaalada Hargeysa, labada Xisbiga Qaranka ee KULMIYE iyo UCID.

Kulankan waxaa ka soo qaybgalay Gudoomiyaha Xisbiga Talada haya ee KULMIYE Mudane Maxamed Kaahin Axmed iyo Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng: Faysal Cali Xuseen.

Kulankan labada Gudoomiye waxaa ku wehelinayey Masuulinta labada Xisbiga, waxaana mid ahaa Gudoomiye Kuxigeenka Koobaad ee Xisbiga Talada haya ee KULMIYE Cabdicasiis Maxamed Samaale, Gudoomiye Kuxigeenka Saddexaad ee Xisbiga KULMIYE, Ahna Wasiirka Horuumarinta Biyaha Salebaan Yuusuf Cali Koore, Gudoomiye Kuxigeenka Afraad ee Xisbiga KULMIYE, ahna Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Dalxiiska Maxamuud Xasan Sacad (Saajin), Xoghaya Guud ee Xisbiga KULMIYE, Faysal Cabdiraxmaan, Siyaasi Cabdikariim Xinif iyo Masuulin kale.

Gudoomiyaha Xisbiga UCID, waxaa kulanka ku wehelinayey Gudoomiye Kuxigeenka kobaad ee Xisbiga UCID, Xildhibaan Cumar Jaamac Faarax, Afheenka Xisbiga Ucid iyo Masuulin kale oo ka mid ah Xisbiga UCID.

Kulankan oo ahaa is xogwaraysi ayaa ku soo dhamaaday jawi qurux badan iyo faham.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories