HomeXisbiyada Mucaaradka iyo Guddiga Doorashooyinka oo ka hadlay Habsami-u-socodka Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha

Xisbiyada Mucaaradka iyo Guddiga Doorashooyinka oo ka hadlay Habsami-u-socodka Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

 

blankBoorama (SLpost)- Guddoomiyaha guddida doorashooyinka qaranka, Cabdirashiid Maxamed Cali (Cabdirashiid Rayo-raac) ayaa magaalada Boorama ku tegay kormeer la xidhiidho diiwaangelinta codbixiyeyaasha doorashooyinka oo maanta si rasmi ah uga bilaabantay degmo doorashooyinka gobolka Awdal iyo degmooyin ka tirsan gobolka Maroodi-jeex.

Guddoomiyaha waxa kormeerkiisa ku galaa-bixin doonaa degmooyinka, Tuulooyinka iyo goobaha ay ka socoto diiwaangelinta codbixiyeyaasha ee labada gobol.

Guddoomiyaha guddida doorashooyinku waxa uu sheegay in gobolka Awdal ay joogaan guddoomiye ku xigeenka guddida doorashooyinka iyo xubin ka tirsan guddidaas oo halkaas u jooga in ay xaliyaan wixii cilad farsamo ah ee yimaadda inta ay socoto diiwaangelintu, wuxuuna tilmaamay in ay ka diyaar garoobeen ciladaha dhanka farsamada ah ee imankara, isaga oo intaas raaciyey in hawl-wadeenadii loo baahnaa ay diyaar ku yihiin goobaha haddii qalabka ciladi ku timaado.

Dhinaca kale, guddoomiyayaasha Xisbiyada Mucaaradka, Eng Faysal Cali Waraabe iyo Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa iyaguna socdaal ku tagay gobolka Awdal iyaga oo u kuur galay sida bulshadu isu diwaangelinayso waxanay booqdeen goobaha diiwaangelintu ka socoto, hawladeennada diiwaangelinta ayaa Guddoomiyayaasha uga xog-warramay habsami u socodka diwaangelinta,

Guddoomiyeyaasha Xisbiyada Mucaaradka oo warbaahinta la hadlay, waxa ay bulshada ku boorriyeen inay is-diiwaangeliyaan, iyagoo si gaar ah ula hadlay dadka aan hore isu diiwaangelin, dhallinyarada qaan gaadhay iyo dadka kaadhadhka diiwaangelintu ka lumeen inay qaatan kaadhka codbixinta kana faa’iidaystan fursadda loo sameeyey.

Somalilandpost.net

contact@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories