HomeXisbiga Waddani Oo Taageero Uga Muujiyay Gobolada Awdal iyo Selel Muranka Xubnaha...

Xisbiga Waddani Oo Taageero Uga Muujiyay Gobolada Awdal iyo Selel Muranka Xubnaha Golaha Wakiilada U Matali Doona

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

 

Hargeysa(SLpost)-Xisbiga mucaaradka ah ee Waddani ayaa daboolka ka qaaday inay taageersanyihiin cabashada 13-ka xildhibaan ee ka soo jeeda gobalada Awdal iyo Selel isla markaasna ay la garab istaagi doonaan waxii awoodooda ah.

xildhibaandan ayaa diidan tirada gobalada Awdal iyo Selel ka soo gasha golaha wakiilada oo wakhtidheer uu muranka soo taagnaa, waxaana xisbiga Waddani arintan uga hadlay guddoomiye xigeenka xisbigaas Axmed Muumin Seed oo warbaahinta kula hadlay xafiiskooda waxaana isaga oo arimahan ka hadlaayay uu yidhi  “Xildhibaanada Awdal ee fadhigii la keenay xeerka golaha wakiilada lagu soo dooranayay ka dareeray waa dareentaagan oo miisaankiisa leh, waa arin marwalba horyaalay xukuumadii dalka soo maray,arinkaas anagu ka Waddani ahaan waxaanu taageersanahay cabashada ay muujiyeen sadex iyo tobanka xildhibaan oo ka wakiil ah shacbiga ku nool labadaas gobol, waxaanuna ka xisbi ahaan diyaar u nahay inaanu wax kasta oo nagaga soo aadan intayada aanu ka qaadano, taladanina in aanay ahayn mid cid kaliyaata u taala ee ay u talo qaranka Somaliland, laakiin maanta la kala leeyahay masuuliyada, cida ay masuuliyadaasi dul hoganaysa ee la doonayo inay xalisaa waa xukuumada talada dalka haysa.anagu waanu taageersanahay waxii aanu la qaban karnona waanu la garab joogaynaa.”

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories