HomeXisbiga Mucaaradka ah Ee ODM Oo Ugu Baaqay Madaxweyne Uhuru In uu...

Xisbiga Mucaaradka ah Ee ODM Oo Ugu Baaqay Madaxweyne Uhuru In uu Ciidamadda Kenya Ka Soo Saaro Somalia

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Niarobi (SLPOST) Xisbiga mucaaradka ODM ee Kenya, ayaa wuxuu soo jeediyay in si deg deg ah Ciidanka Kenya looga soo saaro dalka Soomaaliya, si looga gudbo mowjadaha qaraxyada ee hareereeyay dalkaasi.

 images (24)

Xisbiga ODM, ayaa waxa uu xalka u arkaa in Ciidamada Kenya laga soo saaro Soomaaliya, iyada oo markaasi la badbaadinaayo nolosha bulshoweynta reer Kenya, oo ka walaacsan qaraxyada xidhiidhka ah ee ka dhacaaya Magaalooyinka waaweyn ee Kenya.

 

Anyang Nyong, Sii Haayaha Xilka Hogaamiyaha Xisbiga ODM, ayaa wuxuu sheegay Uhuru Kenyatta in ay ka doonayaan in uu la yimaado qorshe cad, oo Ciidamada Kenya dib loogu soo celinaayo dalkooda.

 

Wuxuu sheegay dadka reer Kenya in ay dareemeen, inaanay wax dan ah ugu jirin in Ciidamadoodu ay ka sii dagaalamaan gudaha dalka Soomaaliya, xilli dhiigoodu lagu daadinaayo gudaha dalkooda.

Sidoo kale wuxuu qabaa Shabaab haddii lala dagaalamaayo in ay ku sugan yihiin dalka Kenya, oo aan loo baahnayn in ay kula dagaalamaan meel ka baxsan dalkooda, laguna soo celiyo Kenya, si ay nabad ugu soo dabaalaan.

 

Anyang Nyong, ayaa wuxuu sheegay in walwal daran ku heyso mowjadaha qaraxyada ee gil gilaaya Magaalooyinka dalka Kenya 30-kii maalmood ee ugu dambeysay.

 

Al Shabaab waxay horey ugu goodisay inta Ciidamada Kenya ay xasuuqayaan shacabka Somaliyeed, inaanay nabadgeli doonin shacabka reer Kenya.

 

 

 

Somalilandpost.net

Hargeysa/Somaliland

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories