Home"Xilligaygii Waxa suurtogeli weyday in Soomaaliya la wareegto Maamulka Hawada" - Farxaan...

“Xilligaygii Waxa suurtogeli weyday in Soomaaliya la wareegto Maamulka Hawada” – Farxaan Aadan Haybe

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha hay’adda Shaqaalaha Dowladda Farxaan Aadan Haybe oo xilligii Xukuumaddii Madaxweyne Axmed Siilaanyo ahaa Wasiirka Duulista iyo Hawada, ayaa iska fogeeyey inuu wax ka ogaa ama saxeexay heshiis dhanka Somaliland ah oo ku saabsan qorshaha dowladda Soomaaliya kula wareegtay maamulka Hawada Sare.

Guddoomiye Farxaan Aadan Haybe oo maanta hortagay Guddiga Joogtada ah ee Golaha Wakiillada oo wax ka weydiiyey xaaladda Shaqaalaha dowladda, waxa kale oo uu ka hadlay Waxa ka jira in shaqada laga caydhiyey qaar ka tirsan shaqaale weynaha Dowladda.  

Kulanka Dhexmaray Guddiga iyo Guddoomiyaha kaddib oo dhinacba si wada-jir ah saxaafadda ula hadleen, ayaa mar wax laga weydiiyey waxa uu ka ogaa qorshaha dowladda Soomaaliya kula wareegtay maamulka Hawada Sare, waxa uu ku jawaabay oo yidhi, “Aniga waxa xilligaygii suurto-gali weyday in dowladda Soomaaliya la soo wareegto xafiiska Nairobi oo ay u soo wareejiso Muqdisho. Laba jeer baanu shirnay, shirarna way iga horeeyeen. Shuruudaha aanu isku haysannay in si isku mid ah loo qaybsado nidaamka lagu maamulayo hawada oo laba xafiis laga sameeyo Hargeysa iyo Muqdisho. Taas waxa ka socday wada-hadal, waxaana sii amba-qaaday Maareeyaha hay’adda Duullimaadka. Anigu wax heshiis ah oo aan la galay Wasaaradda Gaadiidka ee Soomaaliya ma jirin”.

MUUQAALKA HOOSE KA DAAWO JAWAABAHA UU KA BIXIYEY SU’AALAHA LA WEYDIIYEY IYO NATIIJADA KULANKA DHEXMARAY GUDDIGA JOOGTADA AH EE GOLAHA WAKIILLADA.

Somalilandpost.net
somalilandpost@live.com

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories