HomeXildhibaanada Muxaafidka Ah Oo la Filayo Inay Golaha Horkeenaan Mooshin Taageersan Kiraynta...

Xildhibaanada Muxaafidka Ah Oo la Filayo Inay Golaha Horkeenaan Mooshin Taageersan Kiraynta Haamaha Shidaalka

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa(SLpost)-Qaar kamid ah xildhibaanada Golaha wakiilada ayaa sheegay in sabtida la filaayo in golaha ay xildhibaanada taageersan dhanka xukuumadu horkeenaan mooshin taageeraya in la kirayn karo haamaha shidaalka ee muranku ka taagnaa.

Waxa ay xildhibaanadani ku doodeen inuu madaxweynuu ku saxna inuu soo celiyo go’aankii golaha oo ay ku tilmaameen mid lagu deg degay, ugu horayntii xildhibaan Waabeeyo oo arintan ka hadlaayay waxa uu yidhi “Waxa jirta arintii ku  saabsanayd mooshinkii haamaha in maalinta sabtida ah arimo haamaha ku saabsan oo xildhibaano u arkayey in lagu deg degay laalista mooshinka haamaha shiidaalka inay fikrado ka keenaan ama arimo kale ka hadlaan ama mooshin ka keenaan ayaa dhici karta laakiin ma jirto mid ku wajahan kursiga Cabdiraxmaan Ciro oo mooshin laga keenayaa arintaasna waxba kama jiraan, soo celintii madaxweynuhu waxay u taalaa xildhibaanada markaa ma jecli  inaan ka dag dago  laakin fadhiga sabtida ayey imanaysaa in lagaga arinsado waa marka laga hadlayo arinka haamah.”

Xildhibaan Ibraahin Cawaale Caynaan Ayaa isaguna waxa uu aragtidiisa ku cabiray“Mashruuca sharci qudhiisa ayaa ah go’aamo isku tagay  oo go’aan kasta goluhu aqlabiyad ku ansixiyey  isla markaana madaxweynuhu awood u leeyahay inuu qodob iyo laba iyo sadex go’aan gole ku baxay oo mashruuc sharci  ka mid ah inuu soo celiyo, go’aanka kale ee goonida u soconaya  sidaas si leeg ayuu madaxweynuhu u soo celin karaa. Waajibka sharciga ahi waxa weeyaan iyo sida dastuurku tilmaamayo in qodobada madaxweynuhu soo celiyo golaha la soo hor dhigo dabadeedna lagu celiyo sadex meelood laba(3/2), haddii lagu celiyana waa woodayada oo madaxweynuhu ma soo celin karo haddii aanu intaas wayno sida madaxweynaha ayaa sharci noqonaysa,mana ah in sharci kasta muran la galiyo oo la yidhaa kana waa go’aan gole kana waa mashruuc sharci  oo mashruuca sharci miyaanu ahayn go’aamo isku tagay oo goluhu leeyahay, qodobkan uu soo celiyey miyaanu go,aan sharci ahayn, muxuu kaga duwan yahay go,aanka  gooni u baxay iyo go,aanka sharci ku jira ee isagaba qodob qodob loogu codeeyey.” 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories