HomeXiisaha Kulamadii Maanta ee Horyaalka Ingiriiska iyo Natiijooyinkii lala kala carraabay

Xiisaha Kulamadii Maanta ee Horyaalka Ingiriiska iyo Natiijooyinkii lala kala carraabay

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

SLpost Sports – KooxdaManchesterUnited ayaa u dagaalantay inay hal dhibic ka qaadato garoonka Anfield ka dib markii ay barbaro dhac 1-1 ah ku qabteen kooxdaLiverpooloo marti loo ahaa.

Kabtanka kooxda Liverpool Steven Gerrard ayaa dhaliyay goolkiisii ugu horreeyay ee ciyaar uu ku bilowdo xilli-ciyaareedkan daqiiqadii 68-aad ee ciyaarta, waxaana uu ahaa laad xor ah oo uu si fiican u qaabeeyay. Goolka Gerrard ayaa ahaa kii 50-aad ee uu ka dhaliyo garoonka Anfield, halka goolkaasi uu sidoo kaleLiverpoolu ahaa goolkii 1200-aad ee ayLiverpooldhaliso intii horyaalka Ingiriiska loo bixiyay Premier League.

blank
Xiddigga Everton ee Saha oo kubadda la dhex maraya John Terry iyo Lampard

Inkastoo Liverpool ay hogaanka qabatay hadana waxaa barbareeyay ciyaaryahan Javier Hernandez kaasoo bedel ku soo galay islamarkaana madax ku dhaliyay iyadoo ciyaarta ay ka dhiman tahay sagaal daqiiqo oo qudha. Labada kooxood ayaa fursado helay, laakiin fursadihii ugu fiicnaa waxaa iska khasaarisayLiverpool, iyadoo qaybtii hore ee ciyaarta uu fursad khasaariyay Luis Suarez, sidoo kalena dhamaadkii ciyaarta ayaa fursado ay may dheen.

Labada kooxood ayaa sidoo kale ku dooday inay rigoorayaal heleen, laakiin garsooraha midna ma uusan dhigin. Halka dhibic oo ay labada kooxood heleen midoodna dani uguma jirto,Liverpoolwaxa ay heli laheyd fursad ay ku soo gasho kaalinta afaraad.

Dhinac kale, Ciyaartii kale oo aad u kululeyd ayaa waxaa fooda is daray naadiyada Manchester City iyo Aston Villa waxaase boqolkiiba boqol ku cagan sarreysay kooxda City oo 4 – 1 ku badisay waxaana goolasha oo qurux badnaa ka dhaliyey laacibiinta kala ah  Balotelli, Johnson, Kompany iyo Milner iyadoo goolka aad u qurux badan uu Aston Villana uu saxeexay laacibka
Sidoo kale, waxay ciyaar aad u xiiso badani dhexmartay kooxaha Chelsea iyo Everton oo aanay Chelsea lix iyo afartan sannadood aanay ka badin kooxda Everton oo ay xalay ugu quus qoysay 3-1.

Kulamadii Shalay/xalay la ciyaaray oo dhamaystiran waa sidan:

Liverpool1 – 1 ManchesterU.
Manchester C. 4 – 1 Aston Villa
Norwich C. 3 – 1 Swansea C.
Queens Park R.  1 – 1 Blackburn R.
Stoke C. 2 – 0  Fulham
Wigan Athletic 1 – 3Bolton W.

Chelsea3-1 Everton

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories