HomeXeer Ilaalinta Xageeda, Muxuu Isbeddelku U gaadhi Waayay? - By...

Xeer Ilaalinta Xageeda, Muxuu Isbeddelku U gaadhi Waayay? – By Garyaqaan Muuse Yuusuf

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Waxaa Laga Joogaa Sanad Ku Dhawaad Markii Lamagacaabay Bahda Garsoorka Maxkamadasare Oo Uu Gadhwadeen Uyahay Gudoomiyaha M/Sare Dr.Yuusuf Ismail Ahna Gudoomiyaha Maxkamada Dastuurigaa Ahna Gudoomiyaha Gudida Cadaalada Somaliland  Xiliga Magacaabkista Gudoomiya Cusub Iyo Garsoorayaasha M/Sare Waxaa Taagnaa Saluug Xaga Garsoorka Ah Oo Ay Qabeen Dhamaan Bulshada Somaliland  Magacaabistaas Waxaa La Rajaynayay Inay Waxkabadasho Gudcur Garsoor Oo Sootaagnaa Sanado Badan Waxaa Laqaaday Talaabadii Xigtay Oo Ahayd Dhismaha Gudi Cadaaladeed Taas Oo Iyana Noqotay Talaabadii Labaad Ee Lasugay Waxay Gudidaas Cadaalada Oo Uu Gudoominayaa Bilaaben Hawl Galo Badan Kooda Lagu Guulaystay Oo Lagu Badalay Garsoorayaal Yeeshay Goobaha Ayka Hawl Galaan Waxaa La Dalacsiiyay Qaar Waxaa Lagusoodaray Dad Mudan Oo Aqoonyahan Cusub Oo Labiday Daacadnimo Iyo Karti Waxaa La Badalay Qaar Halkii Ayka Bilaabeen Hawlaha Garsoorka Ku 10 Jirsaday Sikastaba Ha Ahaatee Waxaa Maalintaas Laga Bilaabo Dhaqaaqay Hawl Maalmeedkii Garsoorayaasha Kala Duwani Umada Uhayeen Waxaa Sisaxa U Dhaqan Galay Xili Hawleedka Garsoorayaasha Oo Yeeshay Wakhti Goan Halkay Ka Ahayd Goortuu Tooso Garsoorahu Waxaa Hoos Udhacay Cabashadii Dadweynaha Ee Baahsanayd Waxana Damay Dulmigii Badheedhka Ahaa Ee Laluushka Iyo Hafiyo Hafta Waxaana Bilaabantay Saaxad Garnaq Oo Bulshadu Kudiirsatay  Isku Shaaan Dhayntan Oo Dhacday Tiraba Saddex Jeer  Oo Hormo Hormo Ah Ayaa Dhammaan Waxay Wada Ahaayeen Garsoorayaal Halka Aan Laba Eegin Xeerilaaliye Xigeenada Oo Iyagu Aan Fariba Gaadhin Iyagoo Lamidah Ama Ka Xanxun Garsoorayaashaa La Fanashay Oo Waliba Ay Udheertahay Qaabxumo Ay Dadka Badankiisu Kala Garanwaayaan Baadhayaasha Iyo Kuxugeenad Xeer  Iyo Wakiilkxeerilaaliye  Waxaa Udheer Waxaa Iyaga Dhaxfadhiya Qaar Loogu Magacdaray Oo Iyagoo Aan Hayn Xil Hadana Aad Maqlaysid Xeer Ilaaliye Waayaabe Waasidee Waba Mid Maalin Kaaliye Ka Ahaa Kiis  Mooy Runtii Waana Arin Badhi Furku Ah Hanaanka Sugida Garsoorka Iyo Saldhiga Cadaalada  Halkaas Waxaan U Arkaa Inay Ubaahantahay Oo La Daadiyo X/Xigeenadii La Jiibinyaqaanay Cadaalad Darada Garsoorayaashii Siibtay Si Marqudha Looga Gudbo Caqabado Dhawra Oo Ka Mida Mushkiladaha Jira Markaan Sidaas Leeyahay Indhaha Kama Lalinayo Dhawrka Dhawaan Lagu Qurxiyay Oo Ah Dad Mudan Kuna Haboon Lakiin Waxaa Muhiim Ah In Lataabto Adhaxda Si Uu Uyimaado Isku Shaandhayn Ayka Siibtaan Hebalo Dhaguhu Maqalkooda Karhaan [Waa Dhagaha Umada] Wakhtigana Waxaad Arkeysaa Xafiis X/Xigeen Gobal Oo Kuxigeenkiisu Ka Aqoon Iyo Waayo Aragnimo Badanyahay Taas Oo Ah Qalad Marka Loo Eeego Fursadaha Aqoonta Sharciyaqaanada Dalka Oo Meel Lagu Faano Maraysa Una Bahan Inlaga Faa Iidaysto Jiilashaa Dihin

Wabilaahi Tawfiiq

Qalinkii Maryaqaan Muuse Yuusuf Maxamed

Hargeysa

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories