HomeXeer Golaha Wakiillada Horyaala Oo La Sheegay Inuu Liddi Ku Yahay Dastuurka...

Xeer Golaha Wakiillada Horyaala Oo La Sheegay Inuu Liddi Ku Yahay Dastuurka Somaliland

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Xildhibaan Maxamed Abiib oo ka mid ah mudaneyaasha Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa si qoto-dheer u qaadaa-dhigay qodobbada uu ka kooban yahay Xeerka Shirkadaha Caymiska oo xilligan horyaalla isla markaana ay ka doodayaan Xildhibaannada Golaha Wakiillada Somaliland.

Xildhibaanka Oo Dooddiisa kaga dhiibtay fadhigii shalay ee Golaha Wakiillada oo Xeerku horyaallo, waxa uu sheegay inuu xeerkani yahay Bambo lagu soo dhex-tuuray Golaha isla markaana meel-ka-dhac ku ah sumcadda iyo masuuliyaddii loo igmaday mudaneyaasha Golaha Wakiillada, maadaama oo aanu xeerku ahayn mid dhammeystiran oo qeexaya waajibaadka iyo masuuliyadda shirkadaha Caymiska iyo xuquuqda ay leeyihiin dadka shacabka ah ee Xoolahooda iyo nafahooda la Cayminayo.

Waxa uu xildhibaanku fashiliyey boogaha sharci ee ku dhex-qarsoon xeerka Shirkadaha Caymiska oo uu ku tilmaamay inuu u adeegayo cid gaar ah isla markaana dhaqaale loogu abuurayo shaqsiyaad damacsan inay si fudud u taajiraan.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories