HomeWoqooyiga Kuuriya oo Hanjabaad Cusub kaga Jawaabtay Cunaqabataynta La Saaray

Woqooyiga Kuuriya oo Hanjabaad Cusub kaga Jawaabtay Cunaqabataynta La Saaray

Date:

Related stories

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Pyongyang (SLpost)- Xukuumadda Woqooyiga Kuuriya, ayaa cunaqabatayn cusub oo Qaramada ku ridday kaga jawaabay inay meesha ka saarayaan heshiisyadii ay isla gaadheen dalka Koonfurta Kuuriya.

Sarkaalka ugu sareeya ciidamadda dhulka ee dalka Waqooyiga Korea Mr. Colonel General Kang Pyo-yong , ayaa Khamiistii telefishanka dalka waqooyiga Korea si toos ah uga sheegay in ciidamadda dalkaasi ay galeen diyaar garawgii ugu danbeeyey dagaal ay ku qaadayaan Koonfurta Korea, wuxuuna sarkaalkasi sheegay in Waqooyiga Korea ka baxayo heshiiskii xabad joojinta iyo xadaynta ciidamada ee ay la galeen dalka Koonfurta Korea.

Sarkaalka ayaa sidoo kale waxa uu markii ugu horaysay si rasmi ah ugu henjabay dalka Maraykanka isagoo sheegay in dalka Waqooyiga Korea uu weerar hubka Nuclearka ah oo lama filaan ah ku qaadayo dalka Maraykanka daqiiqad kasta oo ka bilaabanta xilliga uu hadlay, wuxuuna sheegay in Waqooyiga Korea ay diyaar u yihiin halis kasta oo ka timaadda inay masuuliyaddeeda qaadaan.

aaHadalka sarkaalkani ayaa ka danbeeyey ka dib markii golaha ammaanka ee Qaramada midoobay ay meel mariyeen qaraar ay si wada jir ah usoo diyaariyeen dalalka Maraykanka iyo Shiinaha oo isagu ahaa dalkii ugu dhawa xagga siyaasadda dalka Waqooyiga Korea kaasi oo taageeray cunaqabtayn horleh oo dhinaca dhaqaalaha iyo militeryga ah oo lagu soo rogay dalka Waqooyiga Korea.

Warbaahinta dalka Koonfurta Korea ayaa soo gudbisay warar sheegaya in Taliska Pyongyang  ay u qaybiyeen dalka dadkaasi ku nool qallabka laga xidho hubka sunta ah iyo Nuclearka taasi oo la sheegay inay tilmaan u tahay in xukuumadda  Pyongyang ay damacsanyahiin inay weerar dhinaca Nuclearka ah ka ridaan gacanka Korea.

Afhayeen u hadlay Aqalka cad ee Maraykanka ayaa daadafeeyey hadalka sarkaalka Waqooyiga Korea wuxuuna sheegay inaanu Maraykanku rumaysnayn in Waqooyiga Korea ay leedahay awoodda weerar Nuclear ah oo ay ku qaaddo dalka Maraykanka, isaga oo sheegay in Maraykanku uu awood u leeyahay inuu ka hor tago weerar kasta oo kaga yimaadda dhinaca Waqooyiga Korea.

SOMALILANDPOST.NET

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories