HomeWiilal Soomaali Maraykan Ah Oo Qirtay Inay Ku Biirayeen Daacish

Wiilal Soomaali Maraykan Ah Oo Qirtay Inay Ku Biirayeen Daacish

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

 

MINNEAPOLIS(SLPost)-Xeer-Ilaaliyaha Mareykanka ee gobolka Minnesota Andrew M. Luger iyo kaaliyihiisa General John P. Carlin, ayaa maanta ku dhowaaqay in Hanad Mustofe Musse oo 19 jir Soomaali ah, uu qirtay dambi la xidhiidha kooxda Daacish.

Xeer Ilaaliyeyaasha waxa ay sheegeen in Hanad iyo sideed qof oo kale ay maleegayeen inay u safraan dalka Syria, si ay kaalmo qalab u siiyaan kooxda Daacish, oo ah urur ajnabi ah oo Mareykanka uu u aqoonsaday argagixiso.

91F008F8-D8F1-4D60-8389-B2BBCA0F7D19_w640_r1_s

Hanad, ayaa waxaa dambiga uu qirtay lagu soo oogay 19-kii bishii May ee 2015.Hanad waxa uu dambiga ka hor qirtay xaakmi degmeedka federaalka Mareykanka Michael Davis ee maxkamadda degmada Minneapolis ee gobolka Minnesota. “Xaqiiqooyinkii bannaanka ay usoo baxeen, dambi qirashada Hanad waxa ay hoosta ka xariiqeysaa xadka iyo dhererka shirqoolkan dambi” ayuu yiri xeer-ilaaliye Luger.

Waxa uu intaas ku daray in Hanad uu dhowr goor isku dayey inuu ka tago Minnesota kuna biro Daacish, islamarkaana dacwadaha lagu soo oogay ay ahaayeen habka kaliya ee furan si looga joojiyo arrintaas, noloshiisana loo bad-baadiyo. Weli ma cadda goorta xukun ciqaabeedka lagu ridi doono Hanad.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories