Home“waxaan u arkay in aynu degnay degalkii ay qabyaaladu yururtay..” xildhibaan Dheeg...

“waxaan u arkay in aynu degnay degalkii ay qabyaaladu yururtay..” xildhibaan Dheeg oo ka hadlay sababta xukuumada uu u mucaaraday

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

 

Hargeysa(SLpost)-Xildhibaan Maxamed Maxamuud Dheeg oo ka mid ah xildhibaanada golaha guurtida ee ugu dhawdhaw xukuumadda ayaa ku sheegay sababta xukuumadda wakhtigan uu uga goosta inay tahay in qaybyaalada iyo musuqu ay sare u kaceen, isla markaasna uu u adkaysan waayay.

waxa uu xukuumadda ku eedeeyay inay cuntay lacagtii dhulka loogu badali lahaa muwaadiniintii dhulkood madaarka Cigaal ee Hargeysa lagu soo durkiyay, waxaana isaga oo warbaahinta la hadlaayay uu yidhi “Hadii aad taliso taliso oo lagu diido waa in aad sheeto in lagu diiday, Somaliland geedibay ahayd oo waxay u ahayd inay guribarwaaqo ah oo nabadoon degto ictiraafna ku sugto, waxaan u arkay in aynu dagnay dagalkii ay qabyaaladu yururtay, alle inaga saaran waynu leenahay, waxaan is idhi markaas noocaas dadka hawqarin hana ku dhexjirin ee uga bax intaanay kugu dumin.”

xildhibaan-333x250

xildhibaan Dheeg oo hadalkiisa sii wataa waxa uu yidhi“halkan waxa ka dhisan madaar ay Somaliland leedahay, waxa la keenay niman tujaar ah oo reer Kuwayt ah oo yidhi waanu idiin samaynaynaa, dhul lagu kordhinaayo oo dherer ah iyo dhul lagu kordhinaayo oo balaadh ah dad ayaana lahaa oo daganaa, nimankiina waa la tusay manay odhan dadka noo booba, waxa lagula heshiiyay in dhulkaas madaarka loo iibiyo, lacagtiina waa laga soo qaaday, dadkii waxa loo sameeyay koox deegaanka ah oo tidhaahda dhulka idinka ayaa leh shaqaaluuna idinka ayuu noqonayaa ee bixiya, badh way bixyeen badhana xoog ayaa lagaga qaaday intii kalena waxa la yidhi lacagtaa laydin siinayaa,lacagtii jeebkaa lagu shubta oo santi dadkii lagama siin, waa agoon,odayaal iyo dad degay Ingiriiskii oo aan halkaa iman meeshuna aanay diyaaradba lahayn, waxa la damcay in sida ay lacagtaas u leeyihiin meeshaba ay ka baxaan oo dawlad kale timaado lana yidhaahdo maxaad sheegaysaan, dadkii lacagta cunay waa ay calaamadsanyihiin,way muuqdaan oo way naaxnaaxeen.”

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories