Home“Waxaan idiin Caddaynaya in aan Wasiirka Arrimaha Dibeddu lahayn Xisaab Twitter oo...

“Waxaan idiin Caddaynaya in aan Wasiirka Arrimaha Dibeddu lahayn Xisaab Twitter oo aanu weligiis isticmaalin twitter-ka..”

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Afhayeenka Wasaaradda arrimaha dibedda iyo Xidhiidhka caalamiga ah ee Somaliland, ayaa sheegay inaanu Wasiirka Wasaaraddaas Maxamed Biixi Yoonis weligii yeelan, isla markaana isticmaalin Bogga Internet-ka ee Shabakadda Twitter, taasoo lagu baahiyey war lagu sheegay inuu Wasiir Biixi soo saaray oo lagaga hadlayey Caafimaadka Madaxweyne Axmed-Siilaanyo, kaasoo uu Afhayeenku ku tilmaamay waxba kama jiraan iyo been-abuur.

Maxamed Biixi YoonisWar-Saxaafadeed kooban oo uu shalay soo saaray Afhayeenka Wasaaradda arrimaha dibedda iyo xidhiidhka caalamiga ah ee Somaliland Siciid Cali Muuse, ayaa waxa uu ku sheegay inaanay waxba ka jirin War lagu baahiyey Shabakadda Internet-ka ee Twitter-ka, isla markaana lagu sheegay in Wasiirka arrimaha dibedda Maxamed Biixi Yoonis kaga hadlay xaaladda caafimaadka Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo).

Siciid Cali Muuse qoraalka uu soo saaray ee uu ku beeniyey warkaas laga faafiyey Wasiirka arrimaha dibedda Somaliland oo Nuqul ka mid ahi soo gaadhay Somalilandpost.net, waxa uu u qornaa sidan:- “Waxaan rabaa in aan idiin cadeeyo in aan waxba ka jirin war lagu qoray websites-ka qaarkood oo been lagaga sheegay Wasiirka Arrimaha Debedda ee Somaliland, Maxamed Biixi Yoonis.

Warkaas oo lagu sheegay in Wasiirka Arrimaha Debedu Twitter-kiisa uu ku qoray warar ka hadlaaya xaalada caafimaad ee Madaxweynaha Somalialnd, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), waxaan idiin caddaynaya in aan Wasiirku wax shaqo ah ku lahayn warkaas la qoray ee uu been yahay. Waxa kale oo idiin caddaynaya in aan Wasiirku lahayn Xisaab Twitter oo aanu weligiis isticmaalin haba yaraatee twitter-ka.”

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories