HomeWasiirro ka tirsan Xukuumadda Somaliland oo laga helay Xannuunka Covid-19

Wasiirro ka tirsan Xukuumadda Somaliland oo laga helay Xannuunka Covid-19

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

 

Hargeysa (SLpost)- Xubno ka mid ah Golaha Wasiirrada ee Xukuumadda Somaliland, ayaa laga helay Caabuqa Coronavirus ee sababta cudurka Covid-19.

Wasiirka Wasaaradda Maalgeshiga Maxamed Axmed Cawed iyo Wasiirka Isgaadhsiinta iyo Technologyadda Dr Cabdiweli Sheekh Cabdilaahi Suufi, ayaa labadooduba xaqiijiyey in laga helay xannuunka Covid-19 oo ay astaamihiisa isku-arkeen kaddib markii baadhitaan lagu sameeyey.

blank
BIDIX: Wasiirka Isgaadhsiinta iyo Wasiirka Maalgeshiga ee Somaliland

Wasiirka Maalgeshiga Somaliland ayaa jiritaanka warkan ku xaqiijiyey bartiisa Twitter xalay, waxaanu sheegay in baadhitaan lagu sameeyay kaddib la xaqiijiyey inuu qabo Xanuunka Covid-19, laakiin Xilligan uu Caafimaadkiisu wanaagsan yahay.

Wasiirka Wasaaradda Boosaha iyo Isgaadhiinta Dr Cabdiweli Suufi oo isaguna warbaahinta qaarkeed la hadlay maanta, waxa uu xaqiijiyey in baadhitaan kaddib laga helay xannuunka, balse xaaladiisa caafimaad wanaagsan tahay.

Guud ahaan Somaliland oo uu xannuunka Covid-19 si xawli ah ugu faafay, waxa laga helay 358 qof, waxaana u dhintay 22 qof. Ilaa immika waxa xannuunka ka bogsaday 48 qof.

Somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories