HomeWasiirrada la filayo inuu xilka ka qaado madaxwayne Muuse sannadkan gudihiisa

Wasiirrada la filayo inuu xilka ka qaado madaxwayne Muuse sannadkan gudihiisa

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Madaxwayne muuse doorashadiisii kadib waxuu magacaabay wasiiro kuwasoo ku yimdi xulis madaxwayne, basle madaxwayne muuse wasiiradiisa qaar kamid ah ma ahan kuwa u hogaansan qaab shaqaynta madaxwaynaha waxaana la faliyaa in xilka laga qaado sanadka ugu horeeya,

20067915_1978806799016131_1491590569_nWasiiradaasi waxaa hadal haya oo cadeeyay bulshada jamhuuriyada Somaliland oo leh wasiirada qaar lagama yaabo inay xilka sii hayaan iyagoo lagu eedaynayo inaysan ahayn kuwa laga baaran dagay magacaabistooda,

Wasiirada laga yaabo in xilka laga qaado waxaa kamid ah.

Wasiirka biyaha

Wasiirka arimaha dibada

Wasiirka shaqada iyo arimaha bulshada

Wasiirka maal gashiga

Wasiirka gaashaan dhiga

Waxaa kaloo jira wasiro la isku badalayo iyo kuwa lakala saarayo, kuwasoo lagu qanicaniyo beelaha qaar.

Ka madaxwayne mustaqbal ahaan waxaan madaxwayne muuse ugu baaqayaa inuu ka baaran dego wasiirada uu magacaabi doono kuna saleeyo saami qaybsiga Somaliland ku caana maashay.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories