HomeWasiirrada Cusub ee Dalka Kenya oo loo Diray Baadhis Sirdoon iyo Goleyaasha...

Wasiirrada Cusub ee Dalka Kenya oo loo Diray Baadhis Sirdoon iyo Goleyaasha Sharci-dejinta ku sameynayaan

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Nairobi (SLpost)- Hay’adda Sirdoonka Dalka Kenya, ayaa shaacisay inay dhamaystireen Baadhitaan lagu waday magacyada masuuliyiinta uu Madaxweyne Uhuru u magacaabi doono xukuumadiisa cusub.

Magacyada xubnaha golaha wasiirada oo tiradooda la sheegay inay 19 gaadhayaan ayaa wakhtigan la filayaa in loo gudbiyo Afhayeenka baarlamaanka, sida dastuurka Kenya dhigayo, si maalmaha soo socda loogu gudbiyo guddi-hoosaadka Anshaxa ee baarlamaanka.

Dhismaha Xukuumadda cusub oo guddi-hoosaadkaas Baarlamaanka iska leeyihiin awood ay ku diidaan karaan magacyada qaarkood, madaxweynahuna magacaabi karo keliya xubnaha la ogolaado, ayaa la filayaa in madaxweyne Uhuru maanta shaaciyo.

uhuruSirdoonka Kenya iyo guddiga anshaxa iyo la-dagaalanka musuqmaasuqa ayaa soo jeediyey ka saarista xubno hore su’aalo la iska weydiiyey hufnaantooda, balse Madaxweynaha iyo ku-xigeenkiisa ayaa ku dedaalaya inay ka hortagaan weji-gabax kaga yimaadda magacaabista xubno baarlamaanku diiddan yihiin.

Afar Wasiir oo hore ayaa la filayaa inay boosaskooda sii joogaan, isla markaana aan la filayn inay ku jiraan liiska baarlamaanka loo dirayo, balse xildhibaanada qaarkood ayaa ku goodiyey inaanay aqbalayn xubno xukuumadii hore la soo shaqeeyey.

Golaha xukuumada ayaa ugu dambayn la filayaa in lagu dhawaaqo dhammaadka bishan, marka madaxweynahu magacaabo, baarlamaankuna ansixiyo. Sidoo kale, Marka guddiga baarlamaanku helo magacyada, sida sharcigu dhigayo, waxay haysan karaan todoba maalmood, waxaana la rejaynayaa inay shaaciyaan xubnaha ay aqbalaan, iyagoo dhinaca kalena qiimaynaya rabitaanka bulshada.

SOMALILANDPOST.NET

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories