HomeWasiirka Warfaafinta Oo Xaflad Qado-sharaf ah u sameeyay Fanaaniinta Xidigaha Geeska oo...

Wasiirka Warfaafinta Oo Xaflad Qado-sharaf ah u sameeyay Fanaaniinta Xidigaha Geeska oo Xalay Wacdaro ka dhigaY SLNTV

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)-Wasiirka wasaaradda Warfaafinta,dhaqanka iyo wacyigelinta Somaliland Md Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse) ayaa maanta munaasabad Qado sharaf ah u sameeyey kooxda fanaaniinta ee Xidigaha Geeska iyadoo ay munaadabadaas soo xaadireen mas’uuliyiinta TV-ga qaranka oo uu ka mid yahay maareeyaha Guud eMd Khadar xasan Cali Gaas.

Mudane Cabdilaahi Maxamed Daahir Cukuse Wasiirka wasaaradda warfaafinta oo hadalo kooban ka jeediyey xafladdaasi qado sharafta ah ayaa kooxda xidigaha geeska uga mahadceliyey kaalinta muuqata ee ay kaga jiraan fanka Somaliland iyo ka gobolkaba, waxana uu ku ammaanay doorka ay ku lahaayeen bandhigyadii TV-ga Qaranka ee munaasabadda Ciidul adxaagaa ee aynu ku gudo jirno.

Cukuse

Abwaan xasan saleebaan Dhuxul (laab-salaax) Gudoomiyaha Kooxda fanaaniinta ee Xidigaha Geeska oo isna munaasabada Qado sharafta ah ka hadlay ayaa uga mahadceliyey wasaaradda warfaafinta ee JSL sida ay ugu heellan tahay inay wax la qabato guud ahaan fanka Somaliland gaar ahaana fanaaniinta Xidigaha Geeska,

Sida la ogyahay kooxda xidigaha geesku waxa ay bandhig faneed muhiim ah ku soo bandhigeen Xarunta TV-ga Qaranka intii lagu jiray habeenimadii Ciidda ee xalay oo ku beegnayd 16.Octobar.2013, bandhig faneedkaas oo ahaa mid uu TV-ga qaranku ugu talo galay dadweynaha munaasabadda ciidul adxaaga darteed.

Somalilandpost.net

Hargeysa

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories