HomeWasiirka Horumarinta Deegaanka iyo Reer Miyiga oo Lagu Soo dhaweeyey Safaaradda Somaliland...

Wasiirka Horumarinta Deegaanka iyo Reer Miyiga oo Lagu Soo dhaweeyey Safaaradda Somaliland ee London

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...
London (SLpost)- Waxa booqasho gaaban ku jooga cariga Ingiriiska gaar ahaan magaalada London Wasiirka horumarinta degaanka iyo reer miyiga Somaliland, Dr. Maxamuud Siciid (Gacamay),  Wasiirku waxa dhawaan kasoo kasoo kicitimay Somaliland isagoo ku jooga booqasho 3 todobaad ah, Waxa Wasiirku uu shalayto booqasho ku tagay Safaarada Somaliland ayku leedahaydalkan Ingiriiska gaar ahaan magaalada London wax safarkisa ku wehelinaayey qaar ka mid ah jaaliyada reer Somaliland ee degan magaalada London,
blankWaxa safaarada kusoo dhaweeyey Safiirka Somaliland UK  Ambassador Cali Aadan Cawaale oo Wasiirka aad ugu mahadnaq booqashada uu wasiirku ku yimid safaarada.Safiirka Somaliland Uk waxa uu ugahoreyn uga waramay xaalada guud ee safaarada iyo isbedelka ay ku sameeyeen  intii xafiiska la balaadhiyey,sidasoo kale waxa uu Ambassador Cali uga waramay xaalada guud ee shacabka reer Somalilland ee dalkan degan iyo dedaalka ay ugu jiraan sidii xafiiskan ay xidhiidh wacan u dhex mari lahaa shacabka reer Somalilandba. Waxa safiirku uu sheegay oo kale in xafiiskani uu wax weyn ka tari doono horumarka arimaha dibada iyo ictiraafraadinta  Somalilandba isaga oo ku tilmaamay in uu ku dedaali doono sidii uu xidhiidh wacan ula sameysan lahaa dalkan Ingiriiska iyo dhamaan safaaradaha dalalka kaleba. Safiirku waxa kale oo uu sheegay in uu dhawaan booqasho ku tagay safaarada Ethiopia isaga oo ka tacsiyadeynaayey geeridii ku timid Reysal wasaarihii dalkan Ethiopia Melez Zenawi.
blankWasiirka horumarinta degaanka iyo reer miyiga Somaliland, Dr. Maxamuud Saciid (Gacamay),  oo isna hadalo kooban yidhi’ waxa uu ugu horeyn mahadsanq usoo jeediyey safiirka Somaliland UK Ambassador Cali Aadan Cawaale iyo shaqaalaha xafiiska  sida ay nosoo dhaweeyeen iyo qaar ka mid ahaa jaaliyada reer Somalilandba oo safarkiisa ku weheliyey,Waxa uu warbixin kooban uga waramay xaalada guud ee dalku maraayo iyo horumarka dalku sameeyey oo uu ku micneeyey in ay meel wacan marayso, Waxa uu kale oo uu  aad usoo dhaweeyey sida quruxda badan ee xafiiska loo qalabeeyey oo uu ku micneeyey inay tahay safaarad wax weyn ka tari doonta ictiraaf raadinta Somaliland iyo u adeegida jaaliyada reer Somaliland ee degan dalkan Ingiriiskaba,waxa uuna bulsha weynta reer Somaliland kula taliyey inay xidhiidh wacan la yeeshaan xafiiskooda oo ay wixii talo ah iyo wanaagba la garab istagaan.
blankWasiirka waxa la filayaa in dhawaan uu la hadli doono jaaliyada reer Somaliland ee degan Uk ugana warami doono arimo badan oo ku saabsan xaalada guud ee dalka iyo gaar ahaan wasaaradiisa degaanka  iyo reer miyiga oo ah wasaarad aad u muhiim ah kana warami doono dhinacyo fara badan fadlan dhawaan ayaa meesha ay ka dhici doono la soo dhajin donaa waxa la idinka codsanayaa inaad kasoo qayb gashaan.
Xamse Axmed Salaan
London
Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories