HomeWasiirka Diinta iyo Aw-Qaafta oo ka digay Khilaafka Wakhtiga Eeddaanka Salaadaha Bisha...

Wasiirka Diinta iyo Aw-Qaafta oo ka digay Khilaafka Wakhtiga Eeddaanka Salaadaha Bisha Ramadaan, go’aamana ka soo saaray

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Sh Khaliil Cabdilaahi Axmed ayaa maanta kulan uu kula yeeshay xarunta wasaaradda Culimada iyo qaar ka mid ah iimaamada masaajidada Magaalada Hargeysa, kuwaas oo u jeediyey inay mideeyaan wakhtiga eedaanka Salaadaha.

blankWasiirka oo ka hadlayey kulankan oo la xidhiidhay u diyaargarowga bisha barakaysan ee Ramadaanta iyo gudashada waajibka diiniga ah ayaa mas’uuliyiinta Masaajidada kula dardaarmay qodobadan:

–         In eedaanka hore ee salaadda Subax aan lagu darin erayada (ASALAATU KHEYRU MINA NOOM) balse lagu daro eedaanka dambe ee waaberiga xiliga salaaddu joogto.

–         In Labada eedaan ee salaadda subax ay u dhexayso afartan daqiiqo.

–         In salaadaha dhamaan eedaankooda iyo aqiimistooda ay u dhexayso labaatan daqiiqo haddii ay isku deegaan xaafadeed ku yaallaan, haddii ay suuq tahayna ay u dhexayso muddo shan iyo Toban daqiiqo ah.

Wasiirka Diinta iyo Awqaafta oo ka hadlayey bisha barakaysan ee ramadaanta ayaa sheegay inay tahay fursad sanadkiiba mar soo marta umadda Islaamka waajibkeedana ay tahay in loo guto sida diintu ina farayso, lagana ilaaliyo waxii dhaawac u keeni kara Soonka iyo dadka sooman laftooda, halka sidoo kalena uu u digay dadka caadaystay in ay bisha barakaysan ee Ramadaanta manfac ka raadiyaan iyagoo cunto xaaraan ah ku diyaarinaya meelo qarsoon.

SOMALILANDPOST.NET

Hargeysa, Somaliland

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories